Quraan
Home | Saxiixul Muslim | Taysiir Musdalax | Tafsiir | | Muxaadro | Siiro | Naxwe
Picture links Our News & History Picture links

Qurans
BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00

Contect Us Qurans

Mustaqiimcom@hotmail.com


A Ahlusunna

Albaabuldiin

Nasrudiin

Nuuruliimaan

Shaaficiyah

Shariica

warsheekh

Allpuntland

Aminarts

bbcs omali

C

Calanka

D

Dayniile

G

gedoonline

Galgaduudpost

Galgaduud.net

Gargaarka

H

Hiiraan

Hornafrik

j

jowhar

m

Mustaqiim

N

Nuuruliimaan

S

Shariica

Shaaficiyah

W

Warsheekh

Waagacusub

Wadanka
Qurans


Maamulka Culimada Ahlu-sunna Wal-jamaaca oo beelo heshiisiiyey


14 07 2010
Maamulka Culimada Ahlu-sunna Wal-jamaaca ee Goballada dhexe ayaa heshiisiiyey Beelo xiisad colaadeed ka dhex taagneyd.
 
Xiisadaan Colaadeed ayaa dhex aloosan tahay labo beelood, waxayna ka kacday Baraago qoditaankood, waxayna xiisaddaan ka bilaabatey Deeganka Goohweyne ee u dhexeeya Balanballe iyo Caabudwaaq.
 
Inkasta oo aysan wax gacan ka hadal ah dhicin, haddana labada geesood ee xiisaddu u dhexeysay waxay isku aruursanayeen Hub iyo gaadiidyo dagaal.
 
Maamulka Culimada Ahlu-sunna Wal-jamaaca ee goballada dhexe ayaa markii ay maqleen isla markiiba bilaabey sidii ay xiisaddaas Coladeed u joojin lahaayeen, waxayna ka dhex bilaabeen wanwaan labadii beelood.
 
Alla mahaddiis, waxay ku dhammaatay heshiis ay labadii beelood gacmaha is-qabsadaan, hubkiina wada daadiyaan.
 
Arrintaan ayaa waxaa Ahlu-sunna Wal-jamaaca ugu hambelyeey wax garadka labadii qabiil ee dirirtu u dhexeysay.
 

Xafiiska War-qabadka Ee Mustaqiim
Caabudwaaq, Galguduud, Soomaaliya,
E-mail: mustaqiimcom@hotmail.com
 
Back

Qurans
Macallim Maxamud Sh.Xasan Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
Qurans
Sh,Cabdulqadir Baajuuri
Qurans
Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan
Qurans
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Qurans
Sh: Maxamud Cali Waceys
Qurans
Sh: Omar sh.mohamed farax Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca ee g/dhrxe