

BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
Contect Us
Mustaqiimcom@hotmail.com
A
Ahlusunna
Albaabuldiin
Nasrudiin
Nuuruliimaan
Shaaficiyah
Shariica
warsheekh
Allpuntland
Aminarts
bbcs omali
C
Calanka
D
Dayniile
G
gedoonline
Galgaduudpost
Galgaduud.net
Gargaarka
H
Hiiraan
Hornafrik
j
jowhar
m
Mustaqiim
N
Nuuruliimaan
S
Shariica
Shaaficiyah
W
Warsheekh
Waagacusub
Wadanka
|
Ciidamada Ammaanka ee Maamulka
Ahlu-sunna Wal-jamaaca ee goballada
dhexe oo hawl gal ay sameynayeen
ku soo qab qabtey kooxo bur cad ah
15 07 2010
Ciidamada ammaanka ee Ahlu-sunna Wal-jamaaca
ee Goballada dhexe ayaa hawl gallo ay
qaadeen shalay ku soo qab qabtey
kooxo burcad ah oo gaarayey ilaa shan qofood.
Hawl galkaan ayey waxay ka sameeyeen
waddada dheer ee u dhaxeysa Magaalada
Matabaan iyo Baladweyne, halkaas oo
kooxo burcad ah ay dadka deegaanku ka
soo sheegteen iyo baabuurta gaadiidka.
Inta aysan ciidamada ammaanku hawl galkaan
samayn ka hor ayaa waxaa la soo xiriiray
dadka deegaanka iyo weliba gaadiidka dad
weynaha ee shixnadda ganacsiga u kala gudbiya goballada Soomaaliya.
Ciidamda Culimada Ahlu-sunna Wal-jamaaca
oo taas ka jawaabaya ayaa qaadey hawl
galkaan waxayna isla markiiba ku soo
qab qabteen dadkii dhibaatada laga sheeganayey.
Kooxahaas burcadda ah ayaa waxaa loo gudbiyey
magaalada Guriceel, halkaas oo la doonayo
in lagu maxkamadeeyo, lana soo taaggo
Maxkamadda Islaamiga ah ee Magaalada Guriceel.
Ciidamada ammaanka Ahlu-sunna Wal-jamaaca
ayaa shacabka iyo gaadiidleydaba u sheegey
in ay la soo socodsiiyaan wixii dhiba ee
ay la kulmaan, waxayna u ballan qaadeen
in ay sugayaan aminiga wadda dheer,
ayna garab istaagayaan Shacabka Soomaaliyeed.
Xafiiska War-qabadka Ee Mustaqiim
Guriceel, Galguduud, Soomaaliya,
E-mail: mustaqiimcom@hotmail.com

|

Macallim Maxamud Sh.Xasan
Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca

Sh,Cabdulqadir Baajuuri

Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan

Sheekh Cali Nuur Cilmi

Sh: Maxamud Cali Waceys

Sh: Omar sh.mohamed farax
Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
ee g/dhrxe
|
|