Quraan
Home | Saxiixul Muslim | Taysiir Musdalax | Tafsiir | | Muxaadro | Siiro | Naxwe
Picture links Our News & History Picture links

Qurans
BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00

Contect Us Qurans

Mustaqiimcom@hotmail.com


A Ahlusunna

Albaabuldiin

Nasrudiin

Nuuruliimaan

Shaaficiyah

Shariica

warsheekh

Allpuntland

Aminarts

bbcs omali

C

Calanka

D

Dayniile

G

gedoonline

Galgaduudpost

Galgaduud.net

Gargaarka

H

Hiiraan

Hornafrik

j

jowhar

m

Mustaqiim

N

Nuuruliimaan

S

Shariica

Shaaficiyah

W

Warsheekh

Waagacusub

Wadanka
Qurans


Maamulka Ahlu-sunna Wal-jamaaca oo soo saarey amar muhiim ah oo ka dhaqan galay Goballada dhexe oo dhan


14 07 2010
Maamulka Culimada Soomaaliyeed ee Ahlu-sunna Wal-jamaaca ayaa soo saarey amar ah, in aan wax hub sharci-darro ah lagu dhex wadan Karin Goballada dhexe oo dhan.
 
Maamulka Culimada Ahlu-sunna Wal-jamaaca ee Goballada ayaa Ciidamda amniga amar ku siiyey in aan wax hub ah lagu dhex wadin Karin Magaalooyinka goballada dhexe oo dhan.
 
Sidii amarkaan loo bixiyey, ayaa waxaa lagu arkayey Magaalooyinka kala duwan ee Goballada dhexe ciidamo gaaf wareegayey oo aruurinayey hubka Sharci darrada ah ee ay dad weynuhu wataan.
 
Magaalada Dhuusamareeb, Xeraale, Cadado, Guriceel, Caabudwaaq, Dhabbbad, Gelinsoor, Ballan balle, iyo ilaa Matabaan ayaa Ciidamada Ammaanka Ahlu-sunna Wal-jamaaca ay gaaf wareegayeen, iyadoo hub badan laga soo qab qabtey dad kala duwan.
 
Odayaasha, Indheergaradka, Aqoon yahanka iyo ururrada Bulshada ayaa arrintaas aad ugu riyaaqey, waxayna ku tilmaamay arrin xoojinaysa Amniga deegaannada.
 

Xafiiska War-qabadka Ee Mustaqiim
Dhuusamareeb, Galguduud, Soomaaliya,
E-mail: mustaqiimcom@hotmail.com
 
Back

Qurans
Macallim Maxamud Sh.Xasan Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
Qurans
Sh,Cabdulqadir Baajuuri
Qurans
Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan
Qurans
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Qurans
Sh: Maxamud Cali Waceys
Qurans
Sh: Omar sh.mohamed farax Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca ee g/dhrxe