Quraan
Home | Saxiixul Muslim | Taysiir Musdalax | Tafsiir | | Muxaadro | Siiro | Naxwe
Picture links Our News & History Picture links

Qurans
BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00

Contect Us Qurans

Mustaqiimcom@hotmail.com


A Ahlusunna

Albaabuldiin

Nasrudiin

Nuuruliimaan

Shaaficiyah

Shariica

warsheekh

Allpuntland

Aminarts

bbcs omali

C

Calanka

D

Dayniile

G

gedoonline

Galgaduudpost

Galgaduud.net

Gargaarka

H

Hiiraan

Hornafrik

j

jowhar

m

Mustaqiim

N

Nuuruliimaan

S

Shariica

Shaaficiyah

W

Warsheekh

Waagacusub

Wadanka
Qurans


Madaxweynaha waddanka Ugandha oo u dhaartey Khawaarijta Al-shabaab


15 07 2010
Madaxweynaha waddanka Ugandha Yuweri Musafani ayaa isagoo la hadlayey saxaafadda caalamiga ah iyo midda Ugandhaba shalay shaaciyey in uu tir tiri doono Khawaarijta Al-shabaab.
 
Madaxweyne Yuweri Musafani ayaa sheegey in duullaanka ay Khawaarijta Al-shabaab ku soo qaaddey waddanka Ugandha, uusan waddanka Ugandha uga hari doonin.
 
Yuweri Musafani ayaa ku dhaartey in uu Khawaarijta Al-shabaab uu Soomaaliya iyo caalamka kalaba ka tir tiri doono, wuxuuna sheegey in uu ciidamo badan u diri doono Magaalada Muqdisho ee caasimadda Waddanka Soomaaliya.
 
Wuxuu sheegey Madaxweynuhu in uu geed gaaban iyo mid dheerba u fuuli doono sidii uu xasuuqi lahaa Khawaarijta Al-shabaab, isagoo sheegey in uu ka fakarayo tabo cusub oo uu kula dagaallamo Khawaarijta Al-shabaab.
 
Hanjabaadda Madaxweynahay ayaa ku soo beegmeysa xilli ay Khawaarijta Al-shabaabna dhankooda ay hanjabaadyo is qarxin ah uga soo dirayaan waddanka Ugandha, oo sheegteen qarax aad u weynaa oo dad badan ku dhinteen oo Ugandhays ahaa.
 

Xafiiska War-qabadka Ee Mustaqiim
kampalla, Ugandha,
E-mail: mustaqiimcom@hotmail.com
 
Back

Qurans
Macallim Maxamud Sh.Xasan Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
Qurans
Sh,Cabdulqadir Baajuuri
Qurans
Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan
Qurans
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Qurans
Sh: Maxamud Cali Waceys
Qurans
Sh: Omar sh.mohamed farax Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca ee g/dhrxe