

BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
Contect Us
Mustaqiimcom@hotmail.com
A
Ahlusunna
Albaabuldiin
Nasrudiin
Nuuruliimaan
Shaaficiyah
Shariica
warsheekh
Allpuntland
Aminarts
bbcs omali
C
Calanka
D
Dayniile
G
gedoonline
Galgaduudpost
Galgaduud.net
Gargaarka
H
Hiiraan
Hornafrik
j
jowhar
m
Mustaqiim
N
Nuuruliimaan
S
Shariica
Shaaficiyah
W
Warsheekh
Waagacusub
Wadanka
|
Maamulka Ahlu-sunna Wal-jamaaca
oo xalay Bandaw ku soo rogey
Magaalada Dhuusamareeb
16 07 2010
Maamulka Ahu-sunna Wal-jamaaca ee
Goballada dhexe ayaa xalay Bandaw
ku soo rogey Magaalada Dhuusamareeb
ee Xarunta Gobalka Galguduud.
Bandawgaan ayaa bilawday xalay markii
ay saacaddu ahayd 7:00, waxaana isla
saacaddaas uu Maamulku ku amrey Goobaha
Ganacsiga oo dhan in la xiro iyo Goobaha
wax-barashadaba, waxaan ka ahayn
xalaqooyinka Diinta Islaamka lagu barto.
Maamulka ayaa Bandawgaan ku tilmaamay in
lagu sugayo amniga Magaalada Dhuusamareeb
ee Xarunta Gobalka Galguduud, waxaana
lala soconayaa dhaq-dhaqaaqa dadka fidna-wadayaasha ah.
Maamulka Ahlu-sunna Wal-jamaaca ayaa
marar badan Bandawyadaan oo kale ku
soo rogey deegaannada ay maamulaan,
halkaas lagu soo qab qabtey shar wadayaal
dadka ku dhex dhuumanayay.
Si kastaba ha ahaatee, waxaa arrintaan soo
dhaweeyey Shacabka Magaalada Dhuusamareeb
ee Xarunta Gobalk Galguduud, waxayna
ku tilmaameen arrin hour kac ah oo
lagu sugaya Amniga deegaanka.
Xafiiska War-qabadka Ee Mustaqiim
Dhuusamareeb, Galguduud, Soomaaliya,
E-mail: mustaqiimcom@hotmail.com

|

Macallim Maxamud Sh.Xasan
Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca

Sh,Cabdulqadir Baajuuri

Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan

Sheekh Cali Nuur Cilmi

Sh: Maxamud Cali Waceys

Sh: Omar sh.mohamed farax
Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
ee g/dhrxe
|
|