

BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
Contect Us
Mustaqiimcom@hotmail.com
A
Ahlusunna
Albaabuldiin
Nasrudiin
Nuuruliimaan
Shaaficiyah
Shariica
warsheekh
Allpuntland
Aminarts
bbcs omali
C
Calanka
D
Dayniile
G
gedoonline
Galgaduudpost
Galgaduud.net
Gargaarka
H
Hiiraan
Hornafrik
j
jowhar
m
Mustaqiim
N
Nuuruliimaan
S
Shariica
Shaaficiyah
W
Warsheekh
Waagacusub
Wadanka
|
Ciidamada Ahlu-sunna Wal-jamaaca
ee dhaq dhaqaaq dagaal ka
wada Magaalada Muqdisho
22 06 2010
Ciidamada Daacadda u ah Culimada
Ahlu-sunna Wal-jamaaca ayaa ka
bilaabey Magaalada Muqdisho ee
Caasimadda Waddanka Soomaaliya
dhaq dhaqaaq ciidan.
Dhaq dhaqaaqa ciidan ayaa wuxuu ka
socdaa Xaafadaha Hodan iyo Hawl wadaag,
waxaana dhaq dhaqaas ciidan loo
samaynayaa in Weerar lagu qaado
Xarumaha Khawaarijta ay kaga
sugan tahay waddanka Soomaaliya.
War-baahinta Mustaqiim ayaa waxaa u
suuro gashay in ay xiriir la samayso
Saraakiisha Ciidamada Ahlu-sunna
Wal-jamaaca ee aagga hore ee
magaalada Muqdisho.
Saraakiishaas ayaa sheegey in ay dhaq
dhaqdhaqaaqa ay wadaan ay ula go
leeyihiin in ay weerar ku qaadaan
Khawaarijta Al-shabaab, oo baryahaan
dambe ay saraakiil badan ay ka dhinteen.
Saraakiisha ayaa xaqiijinaya weerarkaas
in kasta oo aysan ka gaabsadeen in ay
faafiyaan xilliga ay dagaalkaas qaadayaan.
Dhaq dhaqaan ayaa waxaa walaac iyo wal
wal hor leh uu ku abuurayaa Khawaarijta
Al-shabaab oo Shacabkii iyo
Ummadihii kale alle ku direy.
Xafiiska War-qabadka Ee Mustaqiim
Muqdisho, Banaadir, Soomaaliya,
E-mail: mustaqiimcom@hotmail.com

|

Macallim Maxamud Sh.Xasan
Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca

Sh,Cabdulqadir Baajuuri

Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan

Sheekh Cali Nuur Cilmi

Sh: Maxamud Cali Waceys

Sh: Omar sh.mohamed farax
Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
ee g/dhrxe
|
|