Quraan
Home | Saxiixul Muslim | Taysiir Musdalax | Tafsiir | | Muxaadro | Siiro | Naxwe
Picture links Our News & History Picture links

Qurans
BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00

Contect Us Qurans

Mustaqiimcom@hotmail.com


A Ahlusunna

Albaabuldiin

Nasrudiin

Nuuruliimaan

Shaaficiyah

Shariica

warsheekh

Allpuntland

Aminarts

bbcs omali

C

Calanka

D

Dayniile

G

gedoonline

Galgaduudpost

Galgaduud.net

Gargaarka

H

Hiiraan

Hornafrik

j

jowhar

m

Mustaqiim

N

Nuuruliimaan

S

Shariica

Shaaficiyah

W

Warsheekh

Waagacusub

Wadanka
Qurans


Khawaarijta Al-shabaab oo Ceelbuur ka baxaysa iyo Xoogagga Ahlu-sunna Wal-jamaaca oo ku si wajahan


23 06 2010
Warar aanu ka halnay Magaalada Ceelbuur ee Gobalka Galguguduud ayaa sheegaya in ay Khawaarijtii halkaas ku sugnayd qorsheynayso in ay isaga baxdo Magaladaas.
 
Khawaarijta ayaa dhibaatooyin badan ka soo wajeheen meelo badan oo kala duwan; waxay dhibaatooyin badan kala kulmeen magaalada Muqdisho iyo goballo badan oo kale.
 
Waxaa intaas sii dheer xoogagga Ahlu-sunna Wal-jamaaca oo ku sugan Goballada dhexe oo wadna kurkur badan ka soo wajahay, ka dib markii ay Khawaarijtu maqleen in ay Ahlu-sunna Wal-jamaaca ay ku soo wajahan tahay Magaalada Ceelbuur.
 
Shacabka Magaalada Ceelbuur ayaa soo dhaweynaya in ay Xoogagga Ahlu-sunna Wal-jamaaca soo galaan Magaalada Ceelbuur, kana baxaan Magaalada Khawaarijta.
 

Xafiiska War-qabadka Ee Mustaqiim
Dhuusamareeb, Galguduud, Soomaaliya,
E-mail: mustaqiimcom@hotmail.com
 
Back

Qurans
Macallim Maxamud Sh.Xasan Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
Qurans
Sh,Cabdulqadir Baajuuri
Qurans
Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan
Qurans
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Qurans
Sh: Maxamud Cali Waceys
Qurans
Sh: Omar sh.mohamed farax Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca ee g/dhrxe