Quraan
Home | Saxiixul Muslim | Taysiir Musdalax | Tafsiir | | Muxaadro | Siiro | Naxwe
Picture links Our News & History Picture links

Qurans
BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00

Contect Us Qurans

Mustaqiimcom@hotmail.com


A Ahlusunna

Albaabuldiin

Nasrudiin

Nuuruliimaan

Shaaficiyah

Shariica

warsheekh

Allpuntland

Aminarts

bbcs omali

C

Calanka

D

Dayniile

G

gedoonline

Galgaduudpost

Galgaduud.net

Gargaarka

H

Hiiraan

Hornafrik

j

jowhar

m

Mustaqiim

N

Nuuruliimaan

S

Shariica

Shaaficiyah

W

Warsheekh

Waagacusub

Wadanka
Qurans


Midawga Afrika oo isku raacey in Al-shabaab la baa’biyo iyo Ciidamo dheeraad ah oo ay u soo dirayaan Soomaaliya


24 06 2010
Shirkii midawga Afrika uga socday Magaalada Kampalla ee Waddanka Ugandha ayaa waxaa la isku afgartey in Khawaarijta Al-shabaab waddanka Soomaaliya oo dhan laga saaro.
 
Waxaa lagu go’aansaday shirkaas oo soconayey saddex beri in xididada loo siibo Ururka Khawaarijta Al-shabaab, oo hadda bilaabey in waddanka Soomaaliya dibadiisana dhibaato ka geysato.
 
Shirkaan oo uu waddanka Ugandha guddoominayey ayaa waxa la isku raacey in ay Al-shabaab ay khatar ku tahay amniga Soomaaliya iyo tan gobalkaba.
 
Waxaa isla shirkaas ku yaboohey ciidamo waddamo badan oo Afrikaan ah oo ay ugu horreyso waddanka Jabuuti iyo Gini iyo Ganaba, mid walbana wuxuu ballan qaadey hal batalyan oo ciidamo ah oo hoos tagaya Ciidamada Afrikaanka ah ee hadda ku sugan Muqdisho.
 
Ciidamaaan ayaa haddii ay Soomaaliya soo galaan la aamisan yahay in ay Shacabka Soomaaliyeed dhibaayo u geysanayaan madaafiicda ay ridayaan, iyagoo dhanka kalana la aaminsan yahay in ay Khawaarijta dharbaaxi xoog leh ku dhufanayaan.
 
Xafiiska War-qabadka Ee Mustaqiim
Addis-ababa, Itoobiya, E-mail: mustaqiimcom@hotmail.com
 
Back

Qurans
Macallim Maxamud Sh.Xasan Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
Qurans
Sh,Cabdulqadir Baajuuri
Qurans
Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan
Qurans
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Qurans
Sh: Maxamud Cali Waceys
Qurans
Sh: Omar sh.mohamed farax Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca ee g/dhrxe