Quraan
Home | Saxiixul Muslim | Taysiir Musdalax | Tafsiir | | Muxaadro | Siiro | Naxwe
Picture links Our News & History Picture links

Qurans
BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00

Contect Us Qurans

Mustaqiimcom@hotmail.com


A Ahlusunna

Albaabuldiin

Nasrudiin

Nuuruliimaan

Shaaficiyah

Shariica

warsheekh

Allpuntland

Aminarts

bbcs omali

C

Calanka

D

Dayniile

G

gedoonline

Galgaduudpost

Galgaduud.net

Gargaarka

H

Hiiraan

Hornafrik

j

jowhar

m

Mustaqiim

N

Nuuruliimaan

S

Shariica

Shaaficiyah

W

Warsheekh

Waagacusub

Wadanka
Qurans


Khawaarijka Maxamed Siciid Atam oo Gobalka Beri ku sii xoogeystey iyo Faroole oo si hoose ola shaqeeya


24 06 2010
Khawaarijka weyn ee lagu magacaabo Maxammed Siciid Atam ayaa waxaa lagu soo warramayaa in uu aad u sii xoogeystey isagoo samaystey mucaskaraad dadka lagu tababaro.
 
Waxaa lagu soo warramayaa in hadda ciidamadiisu gaarayaan in ka badan 500Khawaarij, waxaana la aaminsan yahay dhibaatada iyo amni la’aanta ka jirta Maamul goboleedka Puntland in ay sababeen Khawaarijtaas.
 
Dhanka kale madaxweynaha Maamul Gobaleedka Puntland ayaa lagu soo warramayaa in uu xiriir dhaw la leeyahay Khawaarijka Maxammed Siciid Atam, waxaana la soo sheegayaa in uu share kula yahay shirkad uu lee yahay.
 
Madaxweynaha Puntland ayaa waxaa xaqiiqo ah in uu maamulkiisu uu xiriir la leeyahay Khawaarijta, ayna ka buuxaan Maamulkiisa, horeyna ay doorteen.
 
Faroole ayaa dhawr jeer waxay Culimada Ahlu-sunna Wal-jamaaca ee Puntland ku eedeysay in uu Khawaarijta la shaqeysto iyagoo dhawr jeer ay ku soo direen Culimada Ahlu-sunna Wal-jamaaca, dhawr jeerna uu aflagadeeyey Culimada.
 

Xafiiska War-qabadka Ee Mustaqiim
Garoowe, Nugaal, Soomaaliya,
E-mail: mustaqiimcom@hotmail.com
 
Back

Qurans
Macallim Maxamud Sh.Xasan Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
Qurans
Sh,Cabdulqadir Baajuuri
Qurans
Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan
Qurans
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Qurans
Sh: Maxamud Cali Waceys
Qurans
Sh: Omar sh.mohamed farax Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca ee g/dhrxe