

BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
Contect Us
Mustaqiimcom@hotmail.com
A
Ahlusunna
Albaabuldiin
Nasrudiin
Nuuruliimaan
Shaaficiyah
Shariica
warsheekh
Allpuntland
Aminarts
bbcs omali
C
Calanka
D
Dayniile
G
gedoonline
Galgaduudpost
Galgaduud.net
Gargaarka
H
Hiiraan
Hornafrik
j
jowhar
m
Mustaqiim
N
Nuuruliimaan
S
Shariica
Shaaficiyah
W
Warsheekh
Waagacusub
Wadanka
|
Dawladda Ingiriiska oo codkeeda
ku dartey in Khawaarijta Al-shabaab
la baa’iyo ciidamana Soomaaliya loo diro
25 06 2010
Dawladda Boqortooyada Waddanka Ingiriiska
ayaa shaaca ka qaaddey walaaca ay ka
qabto Khawaarijta Al-shabaab oo
dhibaato ku haysa waddanka Soomaaliya iyo caalamkaba.
Dawladda Ingiriiska ayaa ku baaqday
si Khawaarijta Al-shabaab loo cirib
tiro in Soomaaliya ay muhiim tahay
in Ciidamo Shisheeye loo diro, si
markaas Khawaarijta Al-shabaab
waddanka Soomaaliya looga dabar gooyo.
Waxay dawladda Ingiriisku ku talisay
in Soomaaliya si deg deg ah loogu
diro Ciidamo Afrikaan ah oo fara badan
oo dalal kala duwan ka kala socda si
loo sii xoojiyo kuwa Soomaaliya imminka ku sugan.
Hadalka dawladda Ingiriiska ayaa ku soo
beegmaya xilli uu African Union uu uga
socdo Magaalada Kampalla ee Cariga
Ugandha wadahadalo ku aaddan sidii
Khawaarijta Al-shabaab laga yeeli lahaa.
Arrintaan ayaa waxay qayb ka tahay ola
olaha uu caalamku uga jiro sidii
Khawaarijta Al-shabaab inta aysan
caalamka ku fidin wax looga qaban
lahaa, loona tir tiri lahaa.
Xafiiska War-qabadka Ee Mustaqiim
London, England,
E-mail: mustaqiimcom@hotmail.com

|

Macallim Maxamud Sh.Xasan
Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca

Sh,Cabdulqadir Baajuuri

Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan

Sheekh Cali Nuur Cilmi

Sh: Maxamud Cali Waceys

Sh: Omar sh.mohamed farax
Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
ee g/dhrxe
|
|