Quraan
Home | Saxiixul Muslim | Taysiir Musdalax | Tafsiir | | Muxaadro | Siiro | Naxwe
Picture links Our News & History Picture links

Qurans
BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00

Contect Us Qurans

Mustaqiimcom@hotmail.com


A Ahlusunna

Albaabuldiin

Nasrudiin

Nuuruliimaan

Shaaficiyah

Shariica

warsheekh

Allpuntland

Aminarts

bbcs omali

C

Calanka

D

Dayniile

G

gedoonline

Galgaduudpost

Galgaduud.net

Gargaarka

H

Hiiraan

Hornafrik

j

jowhar

m

Mustaqiim

N

Nuuruliimaan

S

Shariica

Shaaficiyah

W

Warsheekh

Waagacusub

Wadanka
Qurans


Afhayeenka Ahlu-sunna Wal-jamaaca oo shaaca ka qaadey in ay Khawaarijtu ku fashilantay Goballada dhexe, kilaaf xoog leh uu soo dhex galay iyo Ciidamda Ahlu-sunna Wal-jamaaca oo wada qorshooyin dagaal


25 06 2010
Afhayeenka Guud ee Maamulka Culimada Ahlu-sunna Wal-jamaaca Shiikh C/llaahi Shiikh C/rixmaan Abuu Yuusuf Al-qaaddi ayaa xalay isagoo khadka taleefanka ugu warramayey warbaahinta gudaha ka warramay arrimo badan.
 
Shiikh Abuu Yuusuf Al-qaaddi ayaa sheegey in ay Khawaarijta Al-shabaab ay gebi ahaamba ku fashilantay dullaannadii iyo weeraradii ay ku doonayeen in ay ku qabsadaan Goballada dhexe oo dhan.
 
Wuxuu Shiikhu sheegey in marka hore ay halkaas ku baaba’een, oo ay tillaabadii ay qaadan ay musiibo xoog leh kala kulmayeen xoogagga Ahlu-sunna Wal-jamaaca, taasoo ku ridday niyad-jab iyo in ay gebi ahaamba iska daayaan goballada dhexe oo dhan.
 
Wuxuu sidoo kale Shiikhu sheegey in ay taas sii dheer tahay, in ay Khawaarijtu uu khilaaf xooggan soo kala dhex galay oo ku saabsan dagaalka Goballada dhexe, iyagoo ay qaarkood ay soo jeediyaan in ay isaga baxaan Goballada dhexe oo dhan, halka kuwo kalana ay ku adkaysteen, taasoo keentey in ay rag badan isaga laayaan Ceel dheer iyo Ceelbuur.
 
Wuxuu sidoo kale Shiikh Abuu Yuusuf Sheegey in Maleeshiyaad badan ay ka baxsadaan maalin walba iyagoo u carara meelaha laga keeney.
 
Dhanka kale wuxuu shiikhu sheegey in ay Ciidamda Ahlu-sunna Wal-jamaaca ay doonayaan in ay weerar culus ku qaadaan meelaha ay kaga sugan Khawaarijtu Goballa dhexe, isagoo Shiikhu uu sheegey in ay in ta badan Khawaarijtu isaga huleeshey deegaannada ay ka joogaan Goballada dhexe, hase yeeshee in ta soo hartey ay Xoogagga Ahlu-sunna Wal-jamaaca ay ku tala jiraan in ay israaciyaan asbuucyada soo socda haddii alle yiraahdo.
 

Xafiiska War-qabadka Ee Mustaqiim
Dhuusamareeb, Galguduud, Soomaaliya,
E-mail: mustaqiimcom@hotmail.com
 
Back

Qurans
Macallim Maxamud Sh.Xasan Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
Qurans
Sh,Cabdulqadir Baajuuri
Qurans
Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan
Qurans
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Qurans
Sh: Maxamud Cali Waceys
Qurans
Sh: Omar sh.mohamed farax Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca ee g/dhrxe