Quraan
Home | Saxiixul Muslim | Taysiir Musdalax | Tafsiir | | Muxaadro | Siiro | Naxwe
Picture links Our News & History Picture links

Qurans
BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00

Contect Us Qurans

Mustaqiimcom@hotmail.com


A Ahlusunna

Albaabuldiin

Nasrudiin

Nuuruliimaan

Shaaficiyah

Shariica

warsheekh

Allpuntland

Aminarts

bbcs omali

C

Calanka

D

Dayniile

G

gedoonline

Galgaduudpost

Galgaduud.net

Gargaarka

H

Hiiraan

Hornafrik

j

jowhar

m

Mustaqiim

N

Nuuruliimaan

S

Shariica

Shaaficiyah

W

Warsheekh

Waagacusub

Wadanka
Qurans


Yuweri Musafani oo mar kale u dhaartey Khawaarijta Al-shabaab isagoo ka hadlayey Shirka Midawga Afrika ee Kampalla


26 06 2010
Madaxweynaha waddanka Ugandha Yuweri Musafani ayaa mar kale maata u dhaartey Khawaarijta Al-shabaab in uu tir tiri doono, uuna uga dabi tagi doono god kasta oo ay galaan.
 
Madaxweyne Musafani ayaa hadalkaas ka jeediyey Shirka madaxda Afrika uga socda Magaalada Kampalla ee Waddanka Ugandha.
 
Madaxweynaha ayaa markii uu hadalkaas jeedinayey waxaa ka muuqdsay caro aad ah, wuxuuna ka xanaaqsanaa gumaadkii ay Al-shabaab u geysatey shacabkiisa.
 
Kala fadhigaan midawga Africa ayaa waxaa looga arrinsanayaa xaaladda waddanka Soomaaliya iyo sidii laga yeeli lahaa Khawaarijta Al-shabaab oo dhibaatadii ay Soomaaliya ku hayeen u soo gudubtay waddamada dariska ah.
 
Waxaa sidoo kale halkaas lagu go’aaminayaa in ciidamado Afrikaan ah oo badan waddanka la geeyo, iyadoo culays la saarayo waddamii ciidamada ballan qaadey oo ay ka mid ahaayeen Nayjeeriya, Gini, Jabuuti iyo Gana.
 
Aqoon yahanna Soomaaliyeed ayaa ciidamo Soomaaliya la keeno arka Musiibo Soomaaliya ku sii kordheysa, oo aysan madaafiicda ay ridi doonaan ay haleeleyso Shacabka Soomaaliyeed ee Masaakiinta ah.
 
Waxay sidoo kale Aqoon yahanku soo jeediyeen in haddii ciidamo la keenayo Soomaaliya si wada jir ah loo geeyo Jubbooyinka, Gedo, Bay iyo Bakool, Shabeellooyinka iyo weliba Hiiraan, si hal mar Khawaarijta looga ruqaamiyo intaas oo dhan, ee aan Xamar kaliya lagu ekeen.
 

Xafiiska War-qabadka Ee Mustaqiim
Kampalla, Ugandha,
E-mail: mustaqiimcom@hotmail.com
 
Back

Qurans
Macallim Maxamud Sh.Xasan Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
Qurans
Sh,Cabdulqadir Baajuuri
Qurans
Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan
Qurans
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Qurans
Sh: Maxamud Cali Waceys
Qurans
Sh: Omar sh.mohamed farax Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca ee g/dhrxe