Quraan
Home | Saxiixul Muslim | Taysiir Musdalax | Tafsiir | | Muxaadro | Siiro | Naxwe
Picture links Our News & History Picture links

Qurans
BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00

Contect Us Qurans

Mustaqiimcom@hotmail.com


A Ahlusunna

Albaabuldiin

Nasrudiin

Nuuruliimaan

Shaaficiyah

Shariica

warsheekh

Allpuntland

Aminarts

bbcs omali

C

Calanka

D

Dayniile

G

gedoonline

Galgaduudpost

Galgaduud.net

Gargaarka

H

Hiiraan

Hornafrik

j

jowhar

m

Mustaqiim

N

Nuuruliimaan

S

Shariica

Shaaficiyah

W

Warsheekh

Waagacusub

Wadanka
Qurans


Qafaal ay Khawaarijtu ka waddo Jubbooyinka iyo Shabeellooyinka


17 06 2010
Khawaarijta Al-shabaab ayaa lagu soo warramayaa in ay waayadan oo dhan ka wadeen Qafaal deegaannada ay xoogga ku haystaan oo ay ka mid yihiin Jubbooyinka iyo Shabeellooyinka.
 
Waxaa lagu soo warramayaa in ay qafaashaan Carruurta ay da’doodu u dhaxayso 10-18 jir, waxayna ka kaxaynayaan deegaankooda iyagoo geynaya deegaanno kale oo ay tabbabar yar u fidinayaan.
 
Carruurtaas ayaa Khawaarijtu waxay doonaysaa in ka qayb galiso dagaallada ay ka waddo Waddanka Soomaaliya, gaar ahaan koofurtiisa.
 
Ma ahan markii ugu horreysay ee ay Khawaarijtu qafaalato carruur aad u da’yar, horey ayey deegaannada uga xaalufisay Carruurtii, iyagoo intii badnayd ay ku dhinteen Dagaalladii Khawaarijta ee Gobalka Galguduud.
 
Ilaa imminka waaridiin badan ayaan carruurtoodii ogeyn meel ay joogaan, waxaa jira Waaridiin badan oo carruurtoodii la fakaday oo aadey waddamada deriska ah iyo Goballada dhexe.
 

Xafiiska War-qabadka Ee Mustaqiim
Kismaayo, Jubbada Hoose, Soomaaliya,
E-mail: mustaqiimcom@hotmail.com
 
Back

Qurans
Macallim Maxamud Sh.Xasan Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
Qurans
Sh,Cabdulqadir Baajuuri
Qurans
Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan
Qurans
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Qurans
Sh: Maxamud Cali Waceys
Qurans
Sh: Omar sh.mohamed farax Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca ee g/dhrxe