Quraan
Home | Saxiixul Muslim | Taysiir Musdalax | Tafsiir | | Muxaadro | Siiro | Naxwe
Picture links Our News & History Picture links

Qurans
BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00

Contect Us Qurans

Mustaqiimcom@hotmail.com


A Ahlusunna

Albaabuldiin

Nasrudiin

Nuuruliimaan

Shaaficiyah

Shariica

warsheekh

Allpuntland

Aminarts

bbcs omali

C

Calanka

D

Dayniile

G

gedoonline

Galgaduudpost

Galgaduud.net

Gargaarka

H

Hiiraan

Hornafrik

j

jowhar

m

Mustaqiim

N

Nuuruliimaan

S

Shariica

Shaaficiyah

W

Warsheekh

Waagacusub

Wadanka
Qurans


Khawaarijta Al-shabaab oo waajib kaga dhigey Haweenka iyo Ganacsatada Degmada Jalalaqsi in ay Iibiyaan Marada weyn ee ay Xijaabka ugu yeeraan


26 06 2010
Wararka naga soo gaaraya Degamada Jalalaqsi ee Gobalka Hiiraan ayaa sheegaya in ay Khawaarijta Al-shabaab ee halkaas ku sugan geeyeen Marooyinka Waaweyn ee ay Xijaabka ugu yeeraan.
 
Khawaarijta ayaa markii ay geysay halkaas Maradaas Weyn ku amrey Haweenka iyo ganacsatadaba in ay san maradaas maro aan ahayn aysan iibin karin.
 
Waxay gebi ahaamba mamnuuceen dharka kale ee Dumarka in lagu iibiyo magaalada Jalalaqsi ee Gobalka Hiiraan, oo ay waajib kaga dhigeen Shacabka deegaannadaas in ay iibiyaan xirtaanna Maradaas weyn.
 
Maradaas ay Khawaarijta Al-shabaab ay xijaabka ku sheegaan ayaa ah maro aad iyo aad u weyn, oo aadna u qallafsan, oo ay ka keeneen Waddanka Afqaanistan iyo waddamo kale oo carab ah.
 
Maradaas ayaa waxaa soo dajiya oo kaliya Ganacsato dhiig miirad ah oo ka tirsan Khawaarijta Al-shabaab, si suuq loogu helo maradaasna waxay ku khasbeen dadka deggan deegaannada ay hastaan in ay iibiyaan, dumarka oo dhanna ay wada xirtaan.
 
Arrinta Maradaan weyn ayey waxay ka fuliyeen meelo badan ka mid ah magaalooyinka ay xoogga ku haystaan, waxaana ka soo gala dhaqaalo aad u fara badan.
 

Xafiiska War-qabadka Ee Mustaqiim
Baladweyne, Hiiraan, Soomaaliya,
E-mail: mustaqiimcom@hotmail.com
 
Back

Qurans
Macallim Maxamud Sh.Xasan Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
Qurans
Sh,Cabdulqadir Baajuuri
Qurans
Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan
Qurans
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Qurans
Sh: Maxamud Cali Waceys
Qurans
Sh: Omar sh.mohamed farax Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca ee g/dhrxe