Quraan
Home | Saxiixul Muslim | Taysiir Musdalax | Tafsiir | | Muxaadro | Siiro | Naxwe
Picture links Our News & History Picture links

Qurans
BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00

Contect Us Qurans

Mustaqiimcom@hotmail.com


A Ahlusunna

Albaabuldiin

Nasrudiin

Nuuruliimaan

Shaaficiyah

Shariica

warsheekh

Allpuntland

Aminarts

bbcs omali

C

Calanka

D

Dayniile

G

gedoonline

Galgaduudpost

Galgaduud.net

Gargaarka

H

Hiiraan

Hornafrik

j

jowhar

m

Mustaqiim

N

Nuuruliimaan

S

Shariica

Shaaficiyah

W

Warsheekh

Waagacusub

Wadanka
Qurans


Haraadigii Xisbul-shaydaan oo oday masaakiin ah dhagax ku dilay


27 06 2010
khawarijta Xisbul shaydaan ee deegaanka Tooratoorow ayaa Dhagax ku dilay oday Masaakiin ah oo ay ku eedeyeen in uu kufsaday gabar 12 sano jir ah iyadoo dhinaca kalana ay dhaawacmeen ilaa 3 wariye.
 
Markii uu dhagax ku dilkii dhamaaday kadib ayaa waxaa uu shil gaari ka dhacay inta u dhaxeysa deegaanka Tooratoorow iyo degmada Afgooye ee gobolka Sh/hoose iyadoo shilkaasi gaari ay ku dhaawacmeen ilaa 3 wariye oo warar u soo dirayay Warbaahinta Muqdisho kuwaasi oo ka mid ahaa saxafiyiintii ka qeyb gashay halka uu xukunkaasi ka dhacayay.
 
Wariyayaasha dhaawacmay ayaa waxaa ka mid ah C/risaaq Aadan qoslaaye oo horey wakiil uga ahaa Shabelle degmada Afgooye oo ka dhaawacmay garbaha, Bashiir Muxidiin oo isna ah wakiil wareedka Idaacada Dana nee Muqdisho islamarkaana dhaawacyo ay ka soo gaaraan gacmaha iyo wariye magaciisa lagu soo gaabiyay Max’ed Deeq oo la sheegay in ay ku noqdeen ilkihii iyado sidoo kalana dadka dhaawacmay uu ku jiro darawalkii gaariga ku waday saxafiyiintaasi.
 
Dhaawacyada wariyayaashaani ayaa waxa la keenay isbitaalka degmada Afgooye ee gobolka Sh/hoose halkaasi oo haatan lagu dabiibayo Xaaladooda Caafimaad.
 
Back

Qurans
Macallim Maxamud Sh.Xasan Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
Qurans
Sh,Cabdulqadir Baajuuri
Qurans
Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan
Qurans
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Qurans
Sh: Maxamud Cali Waceys
Qurans
Sh: Omar sh.mohamed farax Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca ee g/dhrxe