

BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
Contect Us
Mustaqiimcom@hotmail.com
A
Ahlusunna
Albaabuldiin
Nasrudiin
Nuuruliimaan
Shaaficiyah
Shariica
warsheekh
Allpuntland
Aminarts
bbcs omali
C
Calanka
D
Dayniile
G
gedoonline
Galgaduudpost
Galgaduud.net
Gargaarka
H
Hiiraan
Hornafrik
j
jowhar
m
Mustaqiim
N
Nuuruliimaan
S
Shariica
Shaaficiyah
W
Warsheekh
Waagacusub
Wadanka
|
Cidamada Amisom iyo khawaarijta
shabaab oo madaafiic aan loo
aabayeelin ku garaacay shacabka
Somaliyeed iyo Culumada Ahlusunnah oo Cambaareeyay.
28 06 2010
Ciidamada amisom, iyo kuwa shariif shaydaan oo
iskaashayanaya iyo shabaab oo si
arxanradaraa ubaabi,inaya shacabka somaliyeed.
Wararka laga helayo Goobaha
Caafimaad ayaa sheegaya in takhaatiirta ay wali ku howlanyihiin
sidii ay ula tacaali lahaayeen
dadkii shaly ku soo waxyeelobay
dagaaladii iyo Hoobiyayaashii
shalay lagu garaacay dadka rayidkaa
iyadoo la arkayey dhaqaatiirta oo
weli ku howlan sidii ay gargaar
caafimaad ugu fidin lahaayen dadkii
shalay waxyeeladu soo gaartay kuwaasi
oo qaarkood ilaa xalay howshooda
caafimaad lagu guda jirey.
Isbitaalka madiina ayaa ka mid ah
isbitaalada ama goobaha Caafimaad oo sida aad ah loo geeyo
dadka ku wax yeeloobo Madaafiicda
shalay lagu garaacayey dadka rayidka
si loogu fidiyo gar gaar caafimaad
iyadoo saakay la arkayey dhaqaatiirta
oo howlahaasi weli ku guda jira.
Sarkaal ka tirsan saraakiisha sar
sare ee isbitaalkaasi ayaa waxa uu
sheegay in ay wali la tacaalayaan
sidii ay wax ugu qaban lahayeen dadka rayidka ah
oo dhibaatadu ka soo gaartey Duqeymihii
madaafiicda ee shalay lala beegsaday
qaarkamid ah xaafadaha magaalada
Muqdishu kuwaasi oo ay waxyeelo
ka soo gaartey dadbadan oo rayid ah.
Dhinaca kale culumaa'udiinka ahlusunah
ayaa cambaareeyay duqaynta joogta
ah ee lagu hayo shacabka somaliyeed.
Afhayeenka Guud ee maamulka ahlusunnah
ayaa utacsiyeeyay dhamaan dadkii
waxyeeladu ka soogaaray duqaymaha
ay iska kaashanayaan khawaarijta shaab iyo amison.
Xafiiska War-qabadka Ee Mustaqiim
Baladweyne, Hiiraan, Soomaaliya,
E-mail: mustaqiimcom@hotmail.com

|

Macallim Maxamud Sh.Xasan
Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca

Sh,Cabdulqadir Baajuuri

Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan

Sheekh Cali Nuur Cilmi

Sh: Maxamud Cali Waceys

Sh: Omar sh.mohamed farax
Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
ee g/dhrxe
|
|