Quraan
Home | Saxiixul Muslim | Taysiir Musdalax | Tafsiir | | Muxaadro | Siiro | Naxwe
Picture links Our News & History Picture links

Qurans
BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00

Contect Us Qurans

Mustaqiimcom@hotmail.com


A Ahlusunna

Albaabuldiin

Nasrudiin

Nuuruliimaan

Shaaficiyah

Shariica

warsheekh

Allpuntland

Aminarts

bbcs omali

C

Calanka

D

Dayniile

G

gedoonline

Galgaduudpost

Galgaduud.net

Gargaarka

H

Hiiraan

Hornafrik

j

jowhar

m

Mustaqiim

N

Nuuruliimaan

S

Shariica

Shaaficiyah

W

Warsheekh

Waagacusub

Wadanka
Qurans


Ciidamo ay Abaabulayaan Ahlu-sunna Wal-jamaaca ee ku nool Puntland oo doonaya in ay la dagaallamaan Khawaarijta ka dillaacday Puntland


29 06 2010
Ciidamo aad u fara badan ayaa waxaa abaabulaya Culimada Ahlu-sunna Wal-ee ku nool Maamul Gobaleedka Puntland.
 
Ciidamadaan ayaa waxay doonayaan Ahlu-sunna Wal-jamaaca in ay kaga hortagaan Khatarta ku soo fool leh Maamul gobaleedka Puntland iyo goballadaas oo dhan.
 
Shacabka ku dhaqan Maamul Gobaleedka Puntland ayaa aminsan in aysan cid aan Ahlu-sunna Wal-jamaaca ahayn aysan waxba ka qaban Karin dhibaatada Khawaarijta ay ku hayso waddanka Soomaaliya oo dhan.
 
Abaabulkaan ay wadaan Culimada Ahlu-sunna Wal-jamaaca ee waxaa soo dhaweeyey Shacabka ku nool Maamulkaas, waxaana dhanka kale ka xumaaday kana naxay Khawaarijta Dagaalka halkaas ka wadda iyo xittaa Faroole laftiisa oo si hoose ula shqeeya Khawaarijta.
 
Xafiiska War-qabadka Ee Mustaqiim
Boosaaso, Bari, Soomaaliya,
E-mail: mustaqiimcom@hotmail.com
 
Back

Qurans
Macallim Maxamud Sh.Xasan Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
Qurans
Sh,Cabdulqadir Baajuuri
Qurans
Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan
Qurans
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Qurans
Sh: Maxamud Cali Waceys
Qurans
Sh: Omar sh.mohamed farax Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca ee g/dhrxe