Quraan
Home | Saxiixul Muslim | Taysiir Musdalax | Tafsiir | | Muxaadro | Siiro | Naxwe
Picture links Our News & History Picture links

Qurans
BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00

Contect Us Qurans

Mustaqiimcom@hotmail.com


A Ahlusunna

Albaabuldiin

Nasrudiin

Nuuruliimaan

Shaaficiyah

Shariica

warsheekh

Allpuntland

Aminarts

bbcs omali

C

Calanka

D

Dayniile

G

gedoonline

Galgaduudpost

Galgaduud.net

Gargaarka

H

Hiiraan

Hornafrik

j

jowhar

m

Mustaqiim

N

Nuuruliimaan

S

Shariica

Shaaficiyah

W

Warsheekh

Waagacusub

Wadanka
Qurans


Khawaarijta Al-shabaab iyo Khawaarijta uu hoggaamiyo Adaan Madoobe oo Dhooble isku fara saaray


29 06 2010
Sida ay sheegayaan ilo wareedyo lagu kalsoonaan karo oo War-baahinta Mustaqiim soo gaarey ayaa sheegaya in uu dagaal culus uu ku dhex maray Magaalada Dhoobley ee Gobalka Jubbada Hoose Khawaarijta Al-shabaab iyo Khawaarijta aan magaca lahayn ee uu hoggaamiyo Khawaarijta Aadan Madoobe.
 
Dagaalkaan oo shalay galinkii dambe bilawday ayaa gaarey saakey, halkaas oo labada qoloba ay soo gaareen khasaare Culus iyo jab.
 
Khawaarijta Al-shabaab ayaa waxaa laga dilay in ka badan 30meeyo Khawaarij oo uu ku jiro Maxammed Xassan ee ahaa hoggaamiyihii dagaalkaas hoggaaminayey.
 
Waxaa sidoo kale ka dhintay Khawaarijta Aadan Madoobe 26qof oo isku jirey saraakiil iyo Maleeshiyaadba.
 
Dagaalkaan ayaa maanta gelinkii hore lagu kala nastey waxaana la kala aruursanayey Maydadkii iyo Dhaawacyadii, waxaa-se weli Magaalada Dhoobley gacanta ku haya Maleeshiyaadka Khawaarijta Al-shabaab.
 
Si kastaba ha ahaatee waxaa la filayaa in uu dagaalkaas sii socdo oo labada geesba khasaaruhu sii bato, allena uu isku jabiyo si markaas Shacabka ugu fududaato in ay iska saaraan Khawaarijta noocyadeeda kala duwan.
 

Xafiiska War-qabadka Ee Mustaqiim
Kismaayo, Jubbada Hoose, Soomaaliya,
E-mail: mustaqiimcom@hotmail.com
 
Back

Qurans
Macallim Maxamud Sh.Xasan Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
Qurans
Sh,Cabdulqadir Baajuuri
Qurans
Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan
Qurans
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Qurans
Sh: Maxamud Cali Waceys
Qurans
Sh: Omar sh.mohamed farax Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca ee g/dhrxe