Quraan
Home | Saxiixul Muslim | Taysiir Musdalax | Tafsiir | | Muxaadro | Siiro | Naxwe
Picture links Our News & History Picture links

Qurans
BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00

Contect Us Qurans

Mustaqiimcom@hotmail.com


A Ahlusunna

Albaabuldiin

Nasrudiin

Nuuruliimaan

Shaaficiyah

Shariica

warsheekh

Allpuntland

Aminarts

bbcs omali

C

Calanka

D

Dayniile

G

gedoonline

Galgaduudpost

Galgaduud.net

Gargaarka

H

Hiiraan

Hornafrik

j

jowhar

m

Mustaqiim

N

Nuuruliimaan

S

Shariica

Shaaficiyah

W

Warsheekh

Waagacusub

Wadanka
Qurans


Khawaarijta Al-shabaab ee Jowhar oo iskuul lagu Magacaabi jirey Shiikh Ooyaaye ka baddalay Magacaas


30 06 2010
Khawaarijta Al-shabaab ee xoogga ku haysata Magaalada Jowhar ee Gobalka Shabeellada dhexe ayaa shalay ka baddalay iskuul lagu magacaabi jirey Shiikh Ooyaaye.
 
Iskuulkaan oo ahaa Iskuul caan ah, ayey Khawaarijtu amartey in Iskuulkaan laga baddalo magaca, waxayna sheegeen in Magaca uu wato uu yahay Magaca Nin Suufiyo ahaa.
 
Waxay ku amreen Macallimiintii iyo Maamulka Iskuulka in loo bixiyo Iskuulka Cusmaan bin Cafaan, waxayna isla markiiba Khawaarijtu tir tireen Boorarkii ay ku qornaayeen Shiikh Ooyaaye, waxayna ku baddeleen Cusmaan Bin Cafaan.
 
Khawaarijta ayaa isla goobtii ka sheegtey in ay baddali doonaan wax walba oo wata magaca Culimadii hore ee Soomaaliyeed oo ay u yaqaanaan Khawaarintu Gaalo.
 

Xafiiska War-qabadka Ee Mustaqiim
Jowhar, Shabeellada Hoose, Soomaaliya,
E-mail: mustaqiimcom@hotmail.com
 
Back

Qurans
Macallim Maxamud Sh.Xasan Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
Qurans
Sh,Cabdulqadir Baajuuri
Qurans
Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan
Qurans
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Qurans
Sh: Maxamud Cali Waceys
Qurans
Sh: Omar sh.mohamed farax Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca ee g/dhrxe