Quraan
Home | Saxiixul Muslim | Taysiir Musdalax | Tafsiir | | Muxaadro | Siiro | Naxwe
Picture links Our News & History Picture links

Qurans
BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00

Contect Us Qurans

Mustaqiimcom@hotmail.com


A Ahlusunna

Albaabuldiin

Nasrudiin

Nuuruliimaan

Shaaficiyah

Shariica

warsheekh

Allpuntland

Aminarts

bbcs omali

C

Calanka

D

Dayniile

G

gedoonline

Galgaduudpost

Galgaduud.net

Gargaarka

H

Hiiraan

Hornafrik

j

jowhar

m

Mustaqiim

N

Nuuruliimaan

S

Shariica

Shaaficiyah

W

Warsheekh

Waagacusub

Wadanka
Qurans


Ururkii Burburey ee Wahaabiyada oo wada ole ole uu dib ugu soo laabto iyo lacago ay doonayeen in ay aruuriyaan oo laga diidey


30 06 2010
Ururkii Wahaabiyada ahaa ee uu hoggaaminayey C/nuur C/salaam ayaa waayadan oo dhan waday ole ole ay ku doonayanaan in ay dib u soo nooleeyaan Ururkii ay ku bahoobeen Wahaabiyadu ee la oran jirey SDSI.
 
Ururkaas oo dhammaan Beesha Sade ay ka soo horjeesatey ka dib markii ay arkeen dhinaca uu u socdo ayaa waxaa ku yimid fashil aad u weyn.
 
Ururkaan ayaa ujeeddada laga lahaa ay ahayd sidii Maamulka ahlu-sunna Wal-jamaaca meesha looga saari lahaa looguna baddeli lahaa Ururka Khawaarijta Al-shabaab.
 
Waxay isla markii ay ururka dhiseen ay bilaabeen hadafkoosii, iyagoo dadkii ay u magacawdeen in ay bur buriyaan maamulka Ahlusunna Waljamaac ee magaalada Caabudwaaq, ay culimada Ahlusunna waljamaaca ay u taxabeen xabsi, iyagoo lagu xukumay magaalada Dhuusamareeb, ee Magaalada Madaxda gobalka Galgaduud.
 
Arrintaas markii ay dhacday oo la wada ogaadey ayaa waxaa ururkaas xarigga u jaray dhammaan bahweynta Beesha Sade meel walba oo ay joogaan, isla mar ahaantaasna ururkii wuu bur burey.
 
Waxay kaloo Beesha Sade isla sheegtey, sababta uu Ururkaani u bartilmaameedsado Caabudwaaq, oo uusan u rabin Deegaannada Gedo iyo Jubbooyinka Beesha Dagto, waxaana taas markhaati ka tahay in ay Ururkaasi ay wahaabiyo iyo Khawaarij wadato.
 
Waayadan ayaa waxay misana bilaabeen in dadkale ku gabbadaan, waxayna abaabulayaan shirar kale, iyagoo maalin dhaweyd musiibo iyo isku dira dire weyn dhex dhigey Beesha Sade ee ku nool waddanka Ingiriiska.
 
Sida uu daabacay shalay Wargeyska Allgedo.com, waxay hadda bilaabeen Khawaarijtu in ay Beesha doonayaa in ay lacago uga aruursadaan Dhibaatadii Ceeldibir ka dhacday, waxayna doonayaan in ay lacagtaas u diraan Khawaarijta Al-shabaab, si dhibaatada ay soomaaliya ku hayso u sii laban laabto.
 
Khawaarijtaan iyo Wahaabiyada is bahaysatey ee doonaysa in ay Shaatiga beesha Sade ku qaraabtaan misa ku dibindaabyeeyaan ayaa waxaa looga digayaa beesha in sidii ay isaga ilaalin jireen isaga ilaaliyaan, wax lacag ahna aanan la siin.
 
Arrintaan ay Khawaarijtu waddo ayaa la filayaa in ay ku hingoobaan, ayna fashil ku dambeeyaan sidii ay horey ugu dambeeyeenba.
 

Xafiiska War-qabadka Ee Mustaqiim
Ohio, USA
E-mail: mustaqiimcom@hotmail.com
 
Back

Qurans
Macallim Maxamud Sh.Xasan Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
Qurans
Sh,Cabdulqadir Baajuuri
Qurans
Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan
Qurans
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Qurans
Sh: Maxamud Cali Waceys
Qurans
Sh: Omar sh.mohamed farax Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca ee g/dhrxe