

BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
Contect Us
Mustaqiimcom@hotmail.com
A
Ahlusunna
Albaabuldiin
Nasrudiin
Nuuruliimaan
Shaaficiyah
Shariica
warsheekh
Allpuntland
Aminarts
bbcs omali
C
Calanka
D
Dayniile
G
gedoonline
Galgaduudpost
Galgaduud.net
Gargaarka
H
Hiiraan
Hornafrik
j
jowhar
m
Mustaqiim
N
Nuuruliimaan
S
Shariica
Shaaficiyah
W
Warsheekh
Waagacusub
Wadanka
|
Khawaarijka Biixi Gardheer oo imminka
Nayroobi ku sugan iyo shir ay doonayaan
in ay Wahaabiyadu ku qabato Magaalada
Nayroobi 12ka bisha Soo socota.
Yaa qabanaya? Maxaase looga
hadlayaa?! War-bixin xasaasi ah.
30 06 2010
Sida ay sheegayaan warar aannu ka
helnay magaalada Nayroobi ee Caasimadda
Waddanka Kenya, waxaa halkaas
tagey Wahaabi lagu magacaabo Biixi Gardheere.
Wahaabigaan ayaa asal ahaan, ahaan
jirey Sarkaal ka tirsanaa Ciidamadii
xoogga dalka Soomaaliya, waxaana
la dhihi jirey xillagaas oo loo yaqaaney Biixi.
Xilligii ay dhacday dawladdii dhexe
ayuu ku biirey Wahaabiyadii,
wuxuuna ka soo qayb qaatey dagaalladii
ka dhici jirey Gobalka Gedo,
wuxuuna la baxay Biixi Gardheere.
Wahaabigaan ayaa u guurey waddanka
Holland, halkaas oo uu ka qaatey
dhalasho oo ay isaga iyo carruurtiisa
ku noolaayeen. Wahaabigaan ayaa
qeyb weyn ku lahaa dagaalladii ka
dhacay Jubbooyinka oo ay ku qabsanayeen
Khawaarijta Al-shabaab, isagoo
lacag aad u badan u aruurin jirey Khawaarijta.
Wahaabigaan ayaa imminka kaw ka ah
Maamul gobaleedka loo asaasey in
lagu bur buriyo Maamulka Culimada
Ahlu-sunna Wal-jamaaca, wuxuuna ka
mid yahay halbawlaha shirar ka
dhicidoona Magaalada Nayroobi oo
ay ku ballan san yihiin Dhammaan Wahaabiyadu.
Biixi Gardheere ayaa isaga iyo carruurtiisi
yimaadeen Magaalada Nayroobi, isagoo
gebi ahaamba ka soo guurey Yurub oo
dhan, oo sheegey in uusan dib dambe
ugu soo laaban doonin, wuxuuna dhaar
ku maray in uu la wareegi doono
Deegaannada ay Maamulaan Culimada
Ahlu-sunna Wal-jamaaca, wuxuu sheegey
in uu ka bilaabi doono Magaalada
Ballanballe oo ehelkiisu daggan yihiin.
Waxaa lagu soo warramayaa in uu Ciidamo
ka amar qaata ku sugan yihiin Ceelbuur
oo doonayo in uu geysto Magaalada
Ballanbal, wuxuuna sheegey in
uu qaab qabiil mari doono.
Dhanka kale waxaa socda shir uu ninkaas
abaabulayo oo ay ka soo qayb galayaan
ragga uu ka midka yahay Shaydaan
Carrabey, oo ay doonayaan in ay
hawlahooda ku dar dar geliyaan,
kagana arrinsadaan sidii dhibaato
loogu geysan lahaa Maamulka Ahlusunna Waljamaaca.
Shirkaan ayaa waxaa lagu wadaa in uu
qabsoomo 12ka Bisha soo socota, halkaas
oo Wahaabiyo oo dhan isku wareysan
doonto sidii ay u bur burin lahaayeen
Ahlusunna waljamaaca, taasoo alle uusan Qaddari doonin.
Dhan kale waxaa arrintaas aad ola socda
Culimada Ahlusunna Waljamaaca oo diyaar
garaw dagaal ugu jira, iyadoo ninkii
Khawaarijtaas ka mid ah oo soo dhiga
cago Deegaannada Ahlusunna Waljamaaca
uu cadaab adduunyo la kulmi doono.
Xafiiska War-qabadka Ee Mustaqiim
Islii, Nayroobi, Kenya,
E-mail: mustaqiimcom@hotmail.com

|

Macallim Maxamud Sh.Xasan
Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca

Sh,Cabdulqadir Baajuuri

Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan

Sheekh Cali Nuur Cilmi

Sh: Maxamud Cali Waceys

Sh: Omar sh.mohamed farax
Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
ee g/dhrxe
|
|