Quraan
Home | Saxiixul Muslim | Taysiir Musdalax | Tafsiir | | Muxaadro | Siiro | Naxwe
Picture links Our News & History Picture links

Qurans
BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00

Contect Us Qurans

Mustaqiimcom@hotmail.com


A Ahlusunna

Albaabuldiin

Nasrudiin

Nuuruliimaan

Shaaficiyah

Shariica

warsheekh

Allpuntland

Aminarts

bbcs omali

C

Calanka

D

Dayniile

G

gedoonline

Galgaduudpost

Galgaduud.net

Gargaarka

H

Hiiraan

Hornafrik

j

jowhar

m

Mustaqiim

N

Nuuruliimaan

S

Shariica

Shaaficiyah

W

Warsheekh

Waagacusub

Wadanka
Qurans


Qarax ka dhacay Magaalada Kismaayo oo ay ku dhiteen Carruur


31 07 2010
Waxaa ka dhacay magaalad Kismaayo ee xarunta Jubbada Hoose qarax weyn oo ay ku geeriyoodeen carruur gaareysa ilaa 3, halka ay ku dhaawacmeen in ka badan 6carruur ah.
 
Carruurtaan ayaa da’dooda lagu qiyaasay inta u dhexeysa 7-12jirro. Carruurtaan ayaa walaxdaah qarxay ka dhex helay magaalada Shexdeeda, iyaga oo soo qaadey ayuuna ku qarxay.
 
Walxahaan qarxa ee carruurta ku qarxay ayaa waxaa dhigay magaalada Shexdeeda Khawaarijta oo doonaysa in ay baabi’so shacabka Soomaaliyeed.
 
Arrintaan ayaa waxaa ka xumaaday Shacabka Soomaaliyeed ee halkaas ku nool, iyagoo ka codsadey Khawaarijta in ay joojiyaan minguurinta Shacabka Soomaaliyeed iyo carruurtoodaba.
 
Khawaarijta ayaa horey carruurtii uga qafaashay Magaalada Kismayo, ayaa haddana intii soo hartey doonaya in ay baa’biyaan.
 

Xafiiska War-qabadka Ee Mustaqiim,
Kismaayo, Jubbada Hoose, Soomaaliya,
E-mail: mustaqiimcom@hotmail.com
 
Back

Qurans
Macallim Maxamud Sh.Xasan Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
Qurans
Sh,Cabdulqadir Baajuuri
Qurans
Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan
Qurans
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Qurans
Sh: Maxamud Cali Waceys
Qurans
Sh: Omar sh.mohamed farax Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca ee g/dhrxe