Quraan
Home | Saxiixul Muslim | Taysiir Musdalax | Tafsiir | | Muxaadro | Siiro | Naxwe
Picture links Our News & History Picture links

Qurans
BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00

Contect Us Qurans

Mustaqiimcom@hotmail.com


A Ahlusunna

Albaabuldiin

Nasrudiin

Nuuruliimaan

Shaaficiyah

Shariica

warsheekh

Allpuntland

Aminarts

bbcs omali

C

Calanka

D

Dayniile

G

gedoonline

Galgaduudpost

Galgaduud.net

Gargaarka

H

Hiiraan

Hornafrik

j

jowhar

m

Mustaqiim

N

Nuuruliimaan

S

Shariica

Shaaficiyah

W

Warsheekh

Waagacusub

Wadanka
Qurans


Ziyaaro aad u weyn oo ka dhacday magaallada Nairobi ee dalka Kenya.


18 06 2010
Waxaa lagu qabtay magallada Nairobi ziyaartii 4aad ee shiikhii weynaa sh.Axmed Gaballe iyadoo ay ziyaartu aheyd mid si weyn loo soo agaasimay.
 
Allaha u naxariistee Sh.Axmed Gaballe ayaa waxaa uu ka mid ahaa mudarisiintii ugu waaweynaa ee dalka Somalia uguna cimriga dheeraa. Xarunta ugu weyn oo uu shiikhu diinta ka faafin jiray ayaa waxaa ay ku tiil degmada Qalimow ee Gobolka Shabeelada Dhexe. Taariikhdu markii ay aheyd 2008 bishii 6aad ayuu shiikhu ku geeriyooday magaalaada Muqdisho ee dalka Somalia waxaana lagu aasay Degmada Fiddo ee Gobolka Shabeelada Dhexe.
 
Allaha u naxariistee sh.Axmed Gaballe ayaa waxaa uu lahaa manaaqib aad u farabadan oo aan iminka qoraal lagu soo koobi Karin Ziyaaradan oo aheyd mid si heersare ah loo soo agaasimay ayaa waxaa ka soo qeyb galay Culumaa’uddiin faraban oo ay ka mid yihiin.
 
(1)Sh.Axmed Sh.Uweys
(2)Shariif Cali
(30 Sh.Axmed Sh.Xasan(Gabyaaye)
(4)Sh.Sahal Mucalim Xasan
(5)Sh.Cumar Sh.Maxamuud Sh.C/Raxman
(6)Sh.Muxyiddiin Sh.Cali Barrow
(7)Sh.Bakar
(8)Sh.Ismaaciil Cabdi Axmed
(9)Sh.Abuukar Axmed yare iyo mashaa’ikh kale oo farabadan iyagoo halkaase ka soo jeeday mawaacid kala duduwan.
 
(7)Shiikh Ciise iyo khulafo kale oo aan qalinka lagu soo koobi Karin iyagoo halkaasi ku oogay xadrooyin kala jaad ah oo si aad ah u sii qurxiyay ziyaarta.
 
Waxaa sidoo kale iyagana aan meesha ka marneyn xusid gaar ahna mudan dhalinyaradii soo qabanqaabisay Ziyaarta shiikheena weyn ee Sh.Axmed Gaballe waxaana ay kala ahaayeen sidatan:-
 
(1)Sayid Cumar Sh.Maxamed Sh.Axmed Gaballe
(2)Sh.C/Raxmaan Cuthmaan Maxamuud
(3)mucalim Feysal
(4)Cabdul Xafiid
(5)Sh.C/Razaaq Guureeye
(6)Khaliif Qabac
(7)Sh.C/Laahi
 
Ma aha markii ugu horeesay oo ziyaaro noocan oo kale ah loo dhigo Waliga Ilaahey ee Sh.Axmed Gaballe iyadoo ay jirto in sanad kasta xiligan oo kale meelo kala duduwan lagu dhigo ziyaartiisa. Ugu dambeyntii ayaa waxaa ay ziyaaradii ku soo gabagabowday is marxabeyn iyo si xiiso leh iyadoo uu halkaasi ka duceeyay Sh.Axmed Sh.Uweys Sh.Muxyiddiin Sh.Uweys Axmed.
 

W/Q
WARIYE C.QANI QOORDHERE
XARUUNTA WAR QABBKA RAADIO MUSTAQIIM EE NAIROBI KENYA Siyaaro Siyaaro Siyaaro Siyaaro Siyaaro Siyaaro Siyaaro Siyaaro Siyaaro Siyaaro Siyaaro Siyaaro Siyaaro Siyaaro Siyaaro Siyaaro Siyaaro Siyaaro Siyaaro
 
Back

Qurans
Macallim Maxamud Sh.Xasan Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
Qurans
Sh,Cabdulqadir Baajuuri
Qurans
Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan
Qurans
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Qurans
Sh: Maxamud Cali Waceys
Qurans
Sh: Omar sh.mohamed farax Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca ee g/dhrxe