Quraan
Home | Saxiixul Muslim | Taysiir Musdalax | Tafsiir | | Muxaadro | Siiro | Naxwe
Picture links Our News & History Picture links

Qurans
BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00

Contect Us Qurans

Mustaqiimcom@hotmail.com


A Ahlusunna

Albaabuldiin

Nasrudiin

Nuuruliimaan

Shaaficiyah

Shariica

warsheekh

Allpuntland

Aminarts

bbcs omali

C

Calanka

D

Dayniile

G

gedoonline

Galgaduudpost

Galgaduud.net

Gargaarka

H

Hiiraan

Hornafrik

j

jowhar

m

Mustaqiim

N

Nuuruliimaan

S

Shariica

Shaaficiyah

W

Warsheekh

Waagacusub

Wadanka
Qurans


Khawaarijta Al-Shabaab oo ku heshiiyey in ay meel walba oo ay Soomaaliyi ku nooshay ku dhibaateeyaan


20 06 2010
Khawaarijta Al-shabaab ayaa go’aan ku gaarey in ay Ummadda Soomaaliyeed meel walba oo ay dunida kaga nool yihiin ku dhibaateeyeen, kuna diraan ummadaha kale ee ay la nool yihiin.
 
Khawaarijta ayaa heshiiskaas iyo go’aankaas gaarey ka dib markii ay Soomaalidii ku nooleed waddanka gudihiisa ay ka dhigeen kuwo ay laayaan iyo kuwo ay barakiciyaan.
 
Shacabka weynaha Soomaaliyeed ee ku noolaa Koofurta Soomaaliya ayaa intoodii badnayd u qaxeen waddamada Dariska sida Kenya iyo Ugandha, iyadoo lagu soo warramayo in ay ugandha aad u galeen Shacabkii soo qaxay maaddaama Ugandha bilaa fiise lagu geli karo.
 
Khawaarijta ayaa go’aansatey markii intii badnayd Shacabkii ka qaxay in ay meel kasta oo ay tagaan looga dabatago, iyaga iyo dadyawga ay la nool yihiina la dhibaateeyo.
 
Asbuuc ka hor ayey hayd markii ay Khawaarijtu qarxisay Goobo ciyaaro lagu daawanayey, halkaas oo lagu laayey in ka badan 100 qof laguna dhawacay laba jibbaarkeed, taasoo Soomaali badan loo qab qabtey, kalligtayna in Soomaali badan waddanka ka cararto.
 
Arrintaan ayaa waxaa aad uga xumaaday Shacabka Soomaaliyeed, waxayna tani keeneysaa in Khawaarijta Waddanka laga bixiyo mooyee in ay dhibaatadu sidaas u sii jiri doonto.
 

Xafiiska War-qabadka Ee Mustaqiim
Kampalla, Ugandha,
E-mail: mustaqiimcom@hotmail.com
 
Shabaab
 
Back

Qurans
Macallim Maxamud Sh.Xasan Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
Qurans
Sh,Cabdulqadir Baajuuri
Qurans
Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan
Qurans
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Qurans
Sh: Maxamud Cali Waceys
Qurans
Sh: Omar sh.mohamed farax Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca ee g/dhrxe