

BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
Contect Us
Mustaqiimcom@hotmail.com
A
Ahlusunna
Albaabuldiin
Nasrudiin
Nuuruliimaan
Shaaficiyah
Shariica
warsheekh
Allpuntland
Aminarts
bbcs omali
C
Calanka
D
Dayniile
G
gedoonline
Galgaduudpost
Galgaduud.net
Gargaarka
H
Hiiraan
Hornafrik
j
jowhar
m
Mustaqiim
N
Nuuruliimaan
S
Shariica
Shaaficiyah
W
Warsheekh
Waagacusub
Wadanka
|
C/laahi Garoon oo wali wada Qorshihiisa
Burburinta Maamulka Ahlusunnah ee Cabudwaaq ka dib markii uu
Shirar Hore ku Fashilmay hadana waxaa
uu shirku qabanayaa Magaalada London Malinta Sabtida.
13 07 2010
Wahabaigaan weeyn oo ah nin shaatiyo
badan ayaa waxaa uu hada qorshaynayaa
in uu shirk u qabto magaala madaxda
wadanka ingiriiska ee London waxaana
kulankaasi ku waheliya qaar ka mid ah
wahaabiyada beesha sade ee marwalba
qiyaanada iyo qarbudaada kula dhex
jira beesha iyo deegaanada ay ka taliso.
c/laahi garoon iyo asxaabtiisa wahaabiyada
ayaa waxaa ay ku fashilmeen dhawr jeer
oo hore isku dayo ay sidaan oo kale ku
doonayeen in ay ku helaan qalbiyo badan
oo ah beesha ay ka tirsan yihiin iyagoo
markaasna isku soo aadiyay falsafado
been abuura ah taasoo ahayd in ay
wahaabiyeeyaan guud ahaan shacabka
beesha oo ah suniyiin ku adag caqiidadooda.
Si kastaba ha ahaatee guud ahaan umada
soomaaliyeed meelwalbaba ha joogtee
waxaa ay ka dharagsan yihiin qiyaanada
wahaabiyada iyo hadba shaati soo xirshada
taasoo ay hadba kalar isku ekaysiinayaan
taasoo aan marnaba laga yeeli doonin.
Waxaan soomaalliada ku dhaqan wadanka
ingiriiskana uga digaynaa in u dhaga
nuglaadaan qiyaana walba oo ka imaankarta
C/laahi garoon iyo kooxdiisa wahaabiiyada.
Xafiiska War-qabadka Ee Mustaqiim
London,UK
E-mail: mustaqiimcom@hotmail.com

|

Macallim Maxamud Sh.Xasan
Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca

Sh,Cabdulqadir Baajuuri

Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan

Sheekh Cali Nuur Cilmi

Sh: Maxamud Cali Waceys

Sh: Omar sh.mohamed farax
Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
ee g/dhrxe
|
|