

BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
Contect Us
Mustaqiimcom@hotmail.com
A
Ahlusunna
Albaabuldiin
Nasrudiin
Nuuruliimaan
Shaaficiyah
Shariica
warsheekh
Allpuntland
Aminarts
bbcs omali
C
Calanka
D
Dayniile
G
gedoonline
Galgaduudpost
Galgaduud.net
Gargaarka
H
Hiiraan
Hornafrik
j
jowhar
m
Mustaqiim
N
Nuuruliimaan
S
Shariica
Shaaficiyah
W
Warsheekh
Waagacusub
Wadanka
|
Siyaaradii Caalimkii Soomaalyeed Allaha
Unaxariistee Sheekh Cali Samatar
ayaa Xalay Lagu Qabtay Wadanka
Sweden Gaar ahaan Casimadiisa Stockholm,
12 07 2010
Waxaa Xuska loogu Ducaynayay Sheekh Cali Samatar
ka soo Qayb galay Qaar ka mid ah
Mashaa,ikhda Ahlusuna Waljamaaca iyo Dadweeyne farabadan,
Siyaarada Waxa lagu bilaabay Qur,aanka kariimka
oo loo Qaybiyay Jaamacyada dhamaan Culumo Owdiinkii
ka Soo Qayb galay Xuska loogu Ducaynayay
Sheekh Cali Samatar, markii Qur,aanka
lakhatimay kadib Waxaa lagu Xijiyay Qasaaid
Aad U macaan,Kadib Waxa Mekera foonka Qabtay
Sheekh Maxamuud Cabdi (Sabriye) oo isagu
Xiriinayay habsami U socodka Siyaarada.
Muxadaradii ugu horeesay ayaa waxaa
soo jeediyay Sheekh Muxyidiin Maxamuud
Xirsi oo kaga hadlay Muxadaradiisa
Manaaqibtii iyo kaaramadkii ilahay ka
daahiriyay Sheekh Cali Samatar,Skeehh
Muxyidiin Maxmud Xirsi ayaa sheegay in
ay Sheekh Cali Samatar ay karaamo ugu
filantahay sida diinkiisu ugu faafay
Dalka Soomaaliya iyo meelo badan oo
Caalamka ka mid ah.
Kadib Waxa muxaadaro ay lawada khushuuceen
dadkii ka soo Qayb galay Siyaarada
Soo jeediyay Sheekh Muxyidiin Xassan ayaanle
oo hadalay muxaadaro u Cinwaankeedu ahaa
(tasawuf) oo uu sheegay in Sheekh Cali
Samatar iyo Masha,ikhda la mid ka ahi
ayaa ku maqaam gaareen (Taswufka) ama
Suufinimada.
Sheekh Muxyidiin Xassan ayaanle
oo ku dheeraaday Camalka Qufka Muslimkaahi
uu la imaanayo inay ugu Muhiimsantahay
Acmaasha (qalbiga) Suufinimada ayaa ah
in Qofka Muslinkaahi ka dheeraado Kibirka
Xaasanimada Xiqdiga islayaabida qofku uu
isku maleeyo in uu dadka ka fiicanyahay
sidoo kale Suufinimada ayaa ku dhisan
in Qofka Muslimkaahi uu Taaduc la yimaado
iyo Akhlaaq Waangsan oo uu kula dhaqmo
dadka kale iyo in Qofka Muslimkaahi
U naxariisto Makhluuqa ilaahay.
waxa kaloo oo u sheekh Muxyidiin sheegay
in duruqu suufiya aya ka tageen ama
Naceen aduunyo jacayl iyo madaxtinimo
doon iyagoo raacaya Xadiiska Nabiga
(SCW)oo ahaa waxaa ku dadaalaysaan
madaxtinimo Maalinta Qiyaamana waxay
idin ku Noqon Doontaa Qoomamo iyo
Xadiiskii ahaa Imaamku Waa ilaaliye
waxaana wax laga waydiin Doonaa Wixii
looga mas,uuldhigay.
markii ay dhamaatay Muxaadaradii uu Soo jeediyay
Shekh Muxyidiin Xassan ayaanle waxaa ay
khaadimiinti dadkii ka soo Qayb galay
Siyaarada ay u Qaybiyeen Dacaamkii loogu
talagay Siyaarada kabib waxaa loo is taagay
Xadro U weesiya Samatariyo ah Siyaarada
ama Xuskii loogu Ducaynayay Sheekh Cali
Samatar Riyaallaahu Canhu Waxay ku dhamaatay Nuur iyo Nafaxaat,
shariif yusuf
faradar2009@hotmail.com

|

Macallim Maxamud Sh.Xasan
Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca

Sh,Cabdulqadir Baajuuri

Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan

Sheekh Cali Nuur Cilmi

Sh: Maxamud Cali Waceys

Sh: Omar sh.mohamed farax
Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
ee g/dhrxe
|
|