

BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
Contect Us
Mustaqiimcom@hotmail.com
A
Ahlusunna
Albaabuldiin
Nasrudiin
Nuuruliimaan
Shaaficiyah
Shariica
warsheekh
Allpuntland
Aminarts
bbcs omali
C
Calanka
D
Dayniile
G
gedoonline
Galgaduudpost
Galgaduud.net
Gargaarka
H
Hiiraan
Hornafrik
j
jowhar
m
Mustaqiim
N
Nuuruliimaan
S
Shariica
Shaaficiyah
W
Warsheekh
Waagacusub
Wadanka
|
Cumar Cali Rooble oo ay ku cadaatay
in uu Basaas u ahaa Shariif Shaydaan
ka dib markii uu ka mid noqday
Guruubkii Axmed C/Salan ee hoos
tagtey Kooxda Shariif Shaydan
12 07 2010
Cumar Cali Rooble oo loo yaqaan (Cumar Gana dheere)
wuxuu ahaa nin dadka iskugu sheega in uu
yahay Ahlu-sunna Wal-jamaacaa balse
ka mid ah ururka loo yaqaano
Al-islaax ayaa in muddo ahba
wuxuu ku sugnaa deegaannada ay
Maamulaan Culimada Soomaaliyeed
ee Ahlu-sunna Wal-jamaaca.
Wuxuu Culimada u sheegey in uu ka
toobad keeney Xarakada Caqiidadu
ka hallaysan tahay ee Al-islaax,
wuxuuna u dhaartey Culimada Soomaaliyeed.
Culimada oo inta aysan ka qaadin Xil uu hayn jiray ayaa wuxuu joogi jirey meelaha
ay Maamulaan Culimada Ahlu-sunna Wal-jamaaca,
wuxuuna ahaa Basaas uu soo dirsadey Shariif Shaydaan.
Wuxuu inta badan ku wareegi jirey Xarumaha
ay Culimada ka xukumaan Goballada dhexe
oo dhan, wuxuuna sidoo kale mar mar
tagi jirey meelaha ay ciidamadu
ku xareysan yihiin, waxaana ninkaan
dhaw jeer ka shakiyey saraakiisha
daba-galka Ahlu-sunna Wal-jamaaca.
Ninkii noocaas ahaa ayaa hal mar waxaa
lagu arkey isagoo Xarakadiisii
dhex boodaya, Shariif shaydaanna
la safan, isagoo isla markiibana
laga dallacsiiyey Jaajuusnimadii
loona dallacsiyey ilaa Wasiir-ku-sheeg.
Waa yaabe, ninkaan ayaa Shariif Shaydaan
ku siiyey Wasiir isagoo ka socda
Ahlu-sunna Wal-jamaaca, isagoo la
og yahay in uusan xittaa wax magic
iyo muuqaal ah ku lahayn Ahlu-sunna Wal-jamaaca.
Waxuu Shariif u magacawday Wasiirkia
Hubka Dhigista iyo Jiheynta Maleeshiyaadka
taa uu ula jeedo maleeshiyada hubka
laga dhigayo Ahlu-sunna Wal-jamaaca.
Si kastaba ha ahaatee horey ayey
Culimada Ahlu-sunna Wal-jamaaca digniin
uga soo saartey in uusan shakhsi iyaga
matala oo ku jira Xukumaad-ku-sheegga
kooxda Shariif Shaydaan.
Xafiiska War-qabadka Ee Mustaqiim
Dhuusamareeb, Galguduud, Soomaaliya,
E-mail: mustaqiimcom@hotmail.com

|

Macallim Maxamud Sh.Xasan
Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca

Sh,Cabdulqadir Baajuuri

Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan

Sheekh Cali Nuur Cilmi

Sh: Maxamud Cali Waceys

Sh: Omar sh.mohamed farax
Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
ee g/dhrxe
|
|