Quraan
Home | Saxiixul Muslim | Taysiir Musdalax | Tafsiir | | Muxaadro | Siiro | Naxwe
Picture links Our News & History Picture links

Qurans
BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00

Contect Us Qurans

Mustaqiimcom@hotmail.com


A Ahlusunna

Albaabuldiin

Nasrudiin

Nuuruliimaan

Shaaficiyah

Shariica

warsheekh

Allpuntland

Aminarts

bbcs omali

C

Calanka

D

Dayniile

G

gedoonline

Galgaduudpost

Galgaduud.net

Gargaarka

H

Hiiraan

Hornafrik

j

jowhar

m

Mustaqiim

N

Nuuruliimaan

S

Shariica

Shaaficiyah

W

Warsheekh

Waagacusub

Wadanka
Qurans


Sidey u dhacday Xafladdii Al-israa Wal-micraaj ee Madrasadda Nuurul Iimaan?


13 07 2010
Xaflad si aad u qiimo badan oo si heer sare ah loo soo agaasimay, laguna xusayey Hamiinkii Rasuulka (SCW) la dheel miyey ayaa waxaa lagu qabtey Madrasada Nuul Iimaan ee ku taalla Magaalada Minneapolis ee waddanka Mareykanka.
 
Xafladaan ayaa waxaa ka soo qayb galay Dad weyne Soomaaliyeed oo da’ walba leh, waxayna ka kala yimaadeen daafaha Magaalooyinka kala duwan ee Waddanka Mareykanka.
 
Xafladda ayaa markii aayadaha Qur’aanka Kariimkaa lagu furey ka dib waxaa lagu wareejiyey Makarafoonka Shiikha Soomaaliyeed ee Shiikh C/qaaddir Xaashi Cali Baajuuri.
 
Shiikh Baajuuri ayaa aad uga hadlay Taariikhdii iyo Mucjisooyinkii uu Rasuulka (SCW) la tusiyey Hamiinkaas iyo weliba sababihii ka dambeeyey in la dheelmiyo Rasuulka (SCW).
 
Wuxuu sidoo kale Shiikh C/qaaddir Baajuuri ka hadlay macnaha weyn ee ay Muslimiinta ugu fadhido Hamiinkaan qiimiga badan ee Taariikhiga ah, isagoo sidoo kale ka hadlay Khawaarijta iyo Wahaabiyadu sida xun ee ay u fasirtaan diinta uguna tumanayaan, iyo weliba sida ay u diiddan yihiin Weynaynta hamiinkaan oo kale iyo sida ay u waynayaan Hamiinkii uu dhashay Maxammed C/wahaab.
 
Waxaa sidoo kale meesha ka hadlay Shiikh Maxammed Cabdi Caafi oo isna aad ugu dheeraadey Fadliga uu hamiinkaan lee yahay isagoo sidoo kale Shiikhu uu ka hadlay Al-Israa Wal-micraaj.
 
Waxaa sidoo kale Xafladaas qiimiga badnayd laga soo jeediyey Qasaa’id lagu amaanayo Rasuulka (SCW) iyo kuwo ka sheekaynaya Hamiinkaas AL-israa Wal-micraaj, waxaana soo jeedinayey Shiikh Saciid Macallin (Siciid Boqor) iyo Culimo fara badan oo kale.
 
Xafladdaan oo si heer sare ah loo agaasimay ayaa waxay ku dhammaatay jawi heer sare ah, waxaana agaasinkeeda ka soo qeyb qaatey Dhallinyara Ahlu-sunna Wal-jamaaca iyo Madrasada Nurul Iimaan.
 

Xafiiska War-qabadka Ee Mustaqiim
Minneapolis, USA,
E-mail: mustaqiimcom@hotmail.com
 
Alisraa Alisraa Alisraa Alisraa Alisraa Alisraa
 
Back

Qurans
Macallim Maxamud Sh.Xasan Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
Qurans
Sh,Cabdulqadir Baajuuri
Qurans
Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan
Qurans
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Qurans
Sh: Maxamud Cali Waceys
Qurans
Sh: Omar sh.mohamed farax Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca ee g/dhrxe