

BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
Contect Us
Mustaqiimcom@hotmail.com
A
Ahlusunna
Albaabuldiin
Nasrudiin
Nuuruliimaan
Shaaficiyah
Shariica
warsheekh
Allpuntland
Aminarts
bbcs omali
C
Calanka
D
Dayniile
G
gedoonline
Galgaduudpost
Galgaduud.net
Gargaarka
H
Hiiraan
Hornafrik
j
jowhar
m
Mustaqiim
N
Nuuruliimaan
S
Shariica
Shaaficiyah
W
Warsheekh
Waagacusub
Wadanka
|
Khasaaraha Qaraxii Ugandha oo sii
kordhaya iyo khawaarijta
Alshabaab oo sheegatay qaraxaas
13 07 2010
Waxaa sii batay Khasaaraha ka dhashay
goob lagu daawanayey ciyaartii finalka
ahayd ee dhex maraysay ladaba waddan
ee Nederland iyo Spain, kana dhacaysay waddanka South Africa.
Ciyaartaan oo meel fagaare ah lagu
daawanayey ayaa hal mar isla gariirey
meeshii lagu daawanayey, waxaana
hareeyey qarax weyn oo goobta oo dhan gilgiley.
Qaraxaas ayaa waxaa lagu soo warramayaa
in ay tirada dadka ku dhintey ay
siibadaynaysay saacadba saacadda ka
dambesay, waxaana lagu soo warramayaa
in uu hadda khasaarihii sii batay.
Dadka ku dhintey ayaa hada war bixin
soo baxaday waxay ku sheegaysaa in ay
ka badan yihiin 90qof, halkas dhaawucu
uu sii caga cagaynayo in ka badan
130qof oo qaarkood uu dhaawacoodu halis yahay.
Dhanka kale, waxaa Qaraxaas si cad u
sheegtey Khawaarijta Al-shabaab oo uu
afhayeenkeedu Khawaarij Cali dheer uu
qirtay in ay ka dambeeyeen Qaraxaas
ayna ku farax san yihiin sida ay hawshu u dhacday.
Soomaalida ku nool waddanka Ugandha ayaa
arrintaas aad uga xumaaday iyagoo ka
cabsi qaba in ay dhibaato xoog badan
ay arrintaas ka soo food saarto.
Xafiiska War-qabada Ee Mustaqiim
Nayroobi, Kenya,
E-mail: mustaqiimcom@hotmail.com

|

Macallim Maxamud Sh.Xasan
Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca

Sh,Cabdulqadir Baajuuri

Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan

Sheekh Cali Nuur Cilmi

Sh: Maxamud Cali Waceys

Sh: Omar sh.mohamed farax
Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
ee g/dhrxe
|
|