Quraan
Home | Saxiixul Muslim | Taysiir Musdalax | Tafsiir | | Muxaadro | Siiro | Naxwe
Picture links Our News & History Picture links

Qurans
BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00

Contect Us Qurans

Mustaqiimcom@hotmail.com


A Ahlusunna

Albaabuldiin

Nasrudiin

Nuuruliimaan

Shaaficiyah

Shariica

warsheekh

Allpuntland

Aminarts

bbcs omali

C

Calanka

D

Dayniile

G

gedoonline

Galgaduudpost

Galgaduud.net

Gargaarka

H

Hiiraan

Hornafrik

j

jowhar

m

Mustaqiim

N

Nuuruliimaan

S

Shariica

Shaaficiyah

W

Warsheekh

Waagacusub

Wadanka
Qurans


Bannaan bax iyo Xaflado aad u ballaaran oo lagu xusayo dhalashadii Nabiga CSW ah ayaa ka dhacay Magaalada Gaalkacyo.


28 02 2010
Bannaan bax aad u ballaaran oo lagu xusayo xabiibka CSW ayaa ka dhacday magaalada Gaalkacyo ee caasimadda gobolka Mudug , waxaana dhammaan Masaajidda Magaalada gaalkacyo ka soconaya xaflado waawayn oo lagu soo beegay 12-ka bisha Rabiicul awal oo ah bishii uu dhashay Nabigeennu .
 
xafladahan oo aad loo agaasimay ayey culammaa'udiinku ka soo jeediyeen wacdiyo aad baliiq ah oo aad u xeel dheer oo ay uga hadleen Taqwada Rabbi subxaanahu wa tacaalaa , Siirada Rasuulka CSW , Raddiga bidcada diida Xuska Dhalshada suubbanaha iyo mawaadic kale oo ay ku muujinayeen u adeegidda iyo barashada diinta Islaamka ,.
 
Xafladdan barakaysan ee lagu xusayo Xabiibka Alle ayaa ka dhacday Garoonka Cawaale ee Magaalada Gaalkacyo, waxaana ka soo qeyb galay dad weyne aad u fara badan oo gelinkii danbe ee maalinta iyo habeenka intiisii badnaa u taagnaa oogista Xuska Mawlidka Rasuulka CSW , waxayna culammaa'udiinku halkaas ka qaadayeen Qasiiddooyinka Ammaanta Rasuulka CSW.
 
Qaar ka mid ah Idaacadaha laga dhegaysto mgaalada Gaalkacyo ee caasimadda Gobolka MUdug ayaa si toos ah u baahinayey wacdiyadii laga jeedinayey Xafladaas barakaysan ee lagu muujinayo weyninka fadliga iyo Maxabbada Rasuulka CSW .
 

Ahlusuna Midia
 

 

 


 
Back

Macallim Maxamud Sh.Xasan
Macallim Maxamud Sh.Xasan Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
Sh,Cabdulqadir Baajuuri
Sh,Cabdulqadir Baajuuri
Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan
Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Sh: Maxamud Cali Waceys
Sh: Maxamud Cali Waceys
Sh: Omar sh.mohamed farax
Sh: Omar sh.mohamed farax Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca ee g/dhrxe