

BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
Contect Us
Mustaqiimcom@hotmail.com
A
Ahlusunna
Albaabuldiin
Nasrudiin
Nuuruliimaan
Shaaficiyah
Shariica
warsheekh
Allpuntland
Aminarts
bbcs omali
C
Calanka
D
Dayniile
G
gedoonline
Galgaduudpost
Galgaduud.net
Gargaarka
H
Hiiraan
Hornafrik
j
jowhar
m
Mustaqiim
N
Nuuruliimaan
S
Shariica
Shaaficiyah
W
Warsheekh
Waagacusub
Wadanka
|
Ixtifaalkii Mowlidka Nabiga CSW
oo kadhacay dalka kenya iyodoo
ay isugu soobaxeen kumanyaal
dadi ahi wadooyinka waaweyn ee Nairobi.
01 03 2010
waxaa shalay isugu soo baxay
wadooyika waa weyn ee
caasimada dalka kenya ee
Narobi kuman yal dad ah oo
qaadayay saliga Nabiga CSW abaara
afratii galabnimo waxaana
marqura istaagay isusocodkii
gawaarida iyo qaar kamida
ganacsii iyadoo Saliga
iyo Qasiidiinyinka dadka ka yeeraaya
guud ahaan laga dareemay xafada islii
waxana dadka guud ahaan laga
dareemaayay farxad iy reen
reen oo ay kufarax sanaayeen
dhalashada xabiib keena muxamad (csw)
waxyaabihii fantasyadaas kadhex
muuqday ayaa waxaa ka mid ahaa
geel, fardo, baabuur isugu
jirtay kuwo waawey iyo kuwo
yaryar waxaa kale oo halkaas
lagu soo bandhigay dhalnyaro
aad uda,yar oo ay ka muuqatay
astaamaaha islaamka iyagoo
gacmaha ku sitay calamo ay
ku qoranyihiin amaanta
Nabigeena Muxamada(csw)
waxa ayna markii danbe dadku
isugu soo aruureen barxada weyn
ee iskuulka New Eastleigh
Primary School' halkaas oo
Khudbado kala duwan dadka
looga soo kalajeediyay
aadna dadka loogu wacyi galiyay.
Culumadii halkaas ka hadashay
ayaa waxaa ka mid ahaa
1 sheukh cusmaan xidig.
2 shariif cabdullahi shariif.
3 sheikh xasan qoryooley.
4 sheikh xasan madobe.
5sheikh khaalid macalin nuur.
6 sheikh shardi mire.
7 sheikh mustafa c/laahi bulxan.
8 sheikh sahal .
10 shariif cali shariif iyo
culumaa udiin kale oo aan
halkaan lagu soo koobikarin
oo aad u farabadnaa .
waxaa banaanbaxaasi ka qeybqaatey
fardoh iyo geel farabadan
oo lagu xardhay marooyin aad
u qurxoon si loo muujiyo
maalinta Nabigeennu dhashay
SCW sida ay islaamka ugu wayntahay .
Ciidamada amaanka ee policeka kenya ,
iyo trafikada gawaarida
ayaa aad uga qeybqaatay banaanbaxa ,
ayadoo ugu danbayntiina uu ku
dhamaaday jawi farxadi ay
ku dheehantahay.
W/Q : xuseen xaaji faarax (carafaat)
xuseenxaaji0@hotmail.com \

|

Macallim Maxamud Sh.Xasan
Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca

Sh,Cabdulqadir Baajuuri

Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan

Sheekh Cali Nuur Cilmi

Sh: Maxamud Cali Waceys

Sh: Omar sh.mohamed farax
Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
ee g/dhrxe
|
|