

BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
Contect Us
Mustaqiimcom@hotmail.com
A
Ahlusunna
Albaabuldiin
Nasrudiin
Nuuruliimaan
Shaaficiyah
Shariica
warsheekh
Allpuntland
Aminarts
bbcs omali
C
Calanka
D
Dayniile
G
gedoonline
Galgaduudpost
Galgaduud.net
Gargaarka
H
Hiiraan
Hornafrik
j
jowhar
m
Mustaqiim
N
Nuuruliimaan
S
Shariica
Shaaficiyah
W
Warsheekh
Waagacusub
Wadanka
|
Nin Aduunya Joogoow Maxaa Aragti
kuulaaban, Wahaabi Sheeganaya
in uu yahay Ugaas Islamarkasna
uu u Taliyo Beel ayaa kasoo
Baxay wadanka Soomaaliya,
02 03 2010
Gobolada puntland ee dalka
soomaaliya ayaa waxaa ka soo
baxay wahaabi sheeganaya in
uu yahay Ugaas islamarkaana
sheeganaya in uu u taliyo
beel degen deegaan kaas ayaa
waxaa laga soo sheegay gobolkaasi,
wahaabigaas ayaa waxaa lagu
magacaabay Maxamud Yuusuf.
Soomaalida ayaa waxaa ay horay
ugu maahmaahday nin aduunyo
joogoow maxaa aragti kuu laaban
hada waxaan joognaba waxaan
dhagaheena ku maqlaynaa wahaabi
al-shabaab ah oo sheeganaya in
uu beel soomaaliyeed u yahay ugaas!!!.
Si kastaba ha ahaatee waxaa la
orankaraa waa isku dayga wahaabiyada
iyo qorshahooda qiyaano ee ay hadba
ku doonayaan in ay shacabka
soomaaliyeed ku dagaan,
awal waxaa lagu yiqiinay in ay
kusoo gabadaan dhanka diinta
iyo dhanka siyaasada hadase
waa arin ugub ah waxaana hada
iskugu soo biyo shubatay
dhinaca ugaasnimada.
Wahaabigaan oo lagu magacaabo
maxamuud yuusuf ayaa waxaa uu
iskiis iskugu magacaabay in uu
ugaas u yahay beel soomaaliyeed
oo degta gobolada puntland ee
soomaaliya waxaana uu watay
wahaabigaan qorshe dheer taasoo
ay kuwada socdeen koox kale oo
caanku ah wahabinimada gobolkaasi
waxaana ka mid ah madaxweeynaha
maamulka puntland C/raxmaan
faroole oo lafdhabar u ah qorshe
kasta ee wahaabi oo ka hirgala
deegaanka puntland.
Isku daygaan maxamuud yuusuf uu
ku sheeganayo in uu yahay ugaas
ma ahan mid hadafkiisu uu ku
egyahay gudaha puntland oo kaliya
ee waa qorshe hor leh oo ay
wahaabiayadu ku doonayaan in
ay istiraatiijiyadoodii qaldan
ay ku balaarinayaan taasoo ay
rabaan in ay kasoo galaan dhinaca
qabaa’ilka taasoo ah khiyaano
aad u xun laakiin waxaan shacabka
soomaaliyed uga digaynaa khiyaano
walaba oo ay wahaabiyiintu ku
doonayaan in ay ku majaxaabiyaan
hanaanka qabaa’ilka iyo hurursocodka
bulshada Puntland.
Isku soo wada duub wahabi
ma noqdo ugaas iyo iyo Islaan
toona waa gaf weeyn oo laga galay
umada somaliyed, sidoo kalena beesha
uu ka dhashay wahaabi maxamuud
yuusuf waxaan uga tacsiyaynaynaa
gafkan waxaana ugu hambalyaynaynaa
sida sharafta badan ee ay u ridiyeen
islamarkaasna ay ugu xuseen taariikhda
in uusan wahaabi u qalmin mansabka Ugaasnimo.
W/D Sh Cumar
Columbus,Ohio

|

Macallim Maxamud Sh.Xasan
Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca

Sh,Cabdulqadir Baajuuri

Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan

Sheekh Cali Nuur Cilmi

Sh: Maxamud Cali Waceys

Sh: Omar sh.mohamed farax
Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
ee g/dhrxe
|
|