Quraan
Home | Saxiixul Muslim | Taysiir Musdalax | Tafsiir | | Muxaadro | Siiro | Naxwe
Picture links Our News & History Picture links

Qurans
BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00

Contect Us Qurans

Mustaqiimcom@hotmail.com


A Ahlusunna

Albaabuldiin

Nasrudiin

Nuuruliimaan

Shaaficiyah

Shariica

warsheekh

Allpuntland

Aminarts

bbcs omali

C

Calanka

D

Dayniile

G

gedoonline

Galgaduudpost

Galgaduud.net

Gargaarka

H

Hiiraan

Hornafrik

j

jowhar

m

Mustaqiim

N

Nuuruliimaan

S

Shariica

Shaaficiyah

W

Warsheekh

Waagacusub

Wadanka
Qurans


Qaar ka mid ah Shacabka Magaalada Jawhar oo dhigayey Mawliidka Nabiga oo dhibaatooyin Khawaarijta Al-shabaab u geysatey


02 03 2010
Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya Magaalada Jawhar ee Xarunta Gobalka Shabeellada dhexe, waxaa Shacabka ku dhaqan Magaalada Jawhar isku dayeen in ay Xusaan Maalinta Dhalashada Nabiga (SCW).
 
Shacabka ayaa markii ay bilaabeen in ay usu-soo bax sameeyaan ayaa waxaa ka hor istaagey Khawaarijta Al-shabaab ee halkaas xoogga ku haysta. Dadkii halkaas isugu yimid ayaa waxay ku fureen rasaas, halkaas oo aysan cidna waxba ka soo gaarin.
 
Waxay kaloo soo qab-qabteen dad fara-badan oo u istaagey in ay Nabiga (SCW) Dhalashadiisa weyneeyaan, dadkaas ayaa ilaa iyo imminka ku jira xabsiga magaalada Jawhar, iyadoo intooda badan lagu jir dilay dad badan oo carruur iyo haween u badnaa.
 
Mawliidka Nabiga (SCW) ayaa waxaa laga dhigay Adduunka oo dhan iyo weliba Soomaaliya iyadoo Khawaarijtu iclaamiyey in aan nabiga (SCW) laga weynayn Karin meelaha ay Qasabka iyo sandullaha ku haystaan.
 

Xafiiska War-qabadka Ee Mustaqiim
Jawhar, Shabeellada Dhexe,
E-mail: mustaqiimcom@hotmail.com
 

 
Back

Macallim Maxamud Sh.Xasan
Macallim Maxamud Sh.Xasan Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
Sh,Cabdulqadir Baajuuri
Sh,Cabdulqadir Baajuuri
Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan
Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Sh: Maxamud Cali Waceys
Sh: Maxamud Cali Waceys
Sh: Omar sh.mohamed farax
Sh: Omar sh.mohamed farax Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca ee g/dhrxe