Quraan
Home | Saxiixul Muslim | Taysiir Musdalax | Tafsiir | | Muxaadro | Siiro | Naxwe
Picture links Our News & History Picture links

Qurans
BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00

Contect Us Qurans

Mustaqiimcom@hotmail.com


A Ahlusunna

Albaabuldiin

Nasrudiin

Nuuruliimaan

Shaaficiyah

Shariica

warsheekh

Allpuntland

Aminarts

bbcs omali

C

Calanka

D

Dayniile

G

gedoonline

Galgaduudpost

Galgaduud.net

Gargaarka

H

Hiiraan

Hornafrik

j

jowhar

m

Mustaqiim

N

Nuuruliimaan

S

Shariica

Shaaficiyah

W

Warsheekh

Waagacusub

Wadanka
Qurans


Xafladii Khatinka Xuska Dhalasha Xabiibka CSW oo lagu soo gabagabeeyay Mumbaasa, kenya


02 03 2010
dhoor saacadood ayaa waxaa xermay wadooyinka mombasa kadib markii leys kugu soo baxay wadooyinka waa weyn ee magaalada mombasa, kadib ayaa waxaa leyskugu dagay makadara, banaan baxaas ayaa lagu muujinaayi weyneenta dhalashada sayidkeeni ugu qeyrka badanaa dunida xabiibkii ilaahey nuurkii aduunka ilaahey noosoo diray nabbi muxamed n/n/k/h/
 
waxaa salaada cisho kadib leysku imaaday banaanka weyn ee makadara waxaa halkaas kabiliwaday xaflad weyn oo lagu soo qatimaayi babaan baxa eid miilad un nabbi
 
xaflada ayaa waxaa lagu fur qur aanka kariimka kadib ayaa waxaa labilaabay Nabi amaanyo aad u macaan oo lagu qaadaayay luqada sawaaxiliga, carabiga, urduu iyo ingalish oo ay qaadayeen Mashaa'ikh kakala yimid daafaha dunida sida indiya bakistaan masar tanzaniya iyo dhamaan geeska afrika oo dhan
 
qasiidooyinkaas kadib waxaa Xaflada laga soo jeediyay muxaadarooyin aad udhaadher oo cadeeyneeso in muslimiinta ku farxaan dhalashada nuurkii aduunka waxaa meesha lagu so qaaday aaayado Quraan ah iyo axaadiista rasuulkena muxamed n/n/k/h/
 
waxaa sidoo kale Xaflada kasoo qeyb kaley hogamiyayaal kasocday dowlada kenya dhinaca islamka sida najiib balaala & muslimiin badan & mashaa'iq fara badan & dadweyne fara badan oo halkaan lagu soo koobi karin
 
waxaa kaloo qeyb weyn kaqaaday idaacado waaweyn oo kenya iyo dibadaba kashaqeeya sida NTV, KTN, KBC iyo sidoo kale joornalada kenya kasoo baxa, dhanaca Duubista waxaa qeyb weyn kaqaatay saalim vidio oo asigane uka mid ahaay qaban qaabiya yaasha iyo sharaxaada makadara
 
dhinaca somalida waxaa sawirka u qaabilsanaa bakar shariif cumar (bakarow) oo sawirada siiya wep siteyada qeyrka jecel oo ayaguna muujiyay maxabada nuurkii illaahey uu soo diray iyo gaarsiinta ey gaarsiiyeen inta jecel sayidkeeni muxamed n/n/k/h/ sida wepka mustaqiim & shaaficiyah & ahlusunna.org & warshekh & dalkanews & infara badan ayaguna waxaan layahay ilahey ha idinka ajir siiyo kuna dadaala qayrka
 
waxaa kaloo Xaflada loogu duceeyay inta ka qeyb qaadatay iyo inta kasoo qeyb gashay waxeyna kuso gabagabowday jawi aad u wanaagsan oo farxad leh
 

maasha allaah
ILLAAAHOO NEGA AQBAL CAMALKA FIICAN
YAARABI MURAADKA KU SAHAL
YAARABI NABIGA NAJECLEESII
KUWA JACEYLKIIS KUDHAMESTAY NEGA YEEL YAA RABI
AAMIIN AAMIIN AAMIIN YAA RABBI
 

 

 
Back

Macallim Maxamud Sh.Xasan
Macallim Maxamud Sh.Xasan Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
Sh,Cabdulqadir Baajuuri
Sh,Cabdulqadir Baajuuri
Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan
Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Sh: Maxamud Cali Waceys
Sh: Maxamud Cali Waceys
Sh: Omar sh.mohamed farax
Sh: Omar sh.mohamed farax Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca ee g/dhrxe