Quraan
Home | Saxiixul Muslim | Taysiir Musdalax | Tafsiir | | Muxaadro | Siiro | Naxwe
Picture links Our News & History Picture links

Qurans
BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00

Contect Us Qurans

Mustaqiimcom@hotmail.com


A Ahlusunna

Albaabuldiin

Nasrudiin

Nuuruliimaan

Shaaficiyah

Shariica

warsheekh

Allpuntland

Aminarts

bbcs omali

C

Calanka

D

Dayniile

G

gedoonline

Galgaduudpost

Galgaduud.net

Gargaarka

H

Hiiraan

Hornafrik

j

jowhar

m

Mustaqiim

N

Nuuruliimaan

S

Shariica

Shaaficiyah

W

Warsheekh

Waagacusub

Wadanka
Qurans


Qaar ka mid ah Qabaa’ilada Koonfurta Soomaaliya ee Sheeganaya in ay Heshiis la galeen Wahaabiyada Al-shabaab ayaan waxaan uga Sheegaynaa in uusan Eey Daahirsamin Shabaabna aan la’aamini karin.


04 03 2010
Wararka ka imaanaya koonfurta soomalaiya qaas ahaan deeganada ku dhaw dhaw magaalada kismaayo ee ay hada gacanta ku hayaan wahaabiyada al-shabaab ayaa sheegaya in qaar ka maid ah qabaa’ilada deegaankaas ay heshiisyo lagaleen wahaabiyada al-shabaab taasoo ah mid ka fog xaqiiqada.
 
Al-shabaab ayaa waxay yihiin koox iskubahaystay burburinta dadka iyo deeganka islamarkaasna aan waxba u ogolayn qabaa’ilada waxana ay inta badan adeegsadaan qiyanooyin ay ku soo xero gashataan beelaha ay markaas Is dhihi karaan waxaa ay iidinkala hor imaan karaan cudud milatari kadibna waxaa ay ku kala wareegaan hubkii ay heysteen ugu dambayntiina waa ay uga b axaan heshiisyadii ay lagaleen.
 
Hadaba waxaan uga digaynaa qabaa’lada hada donaya in ay heshiisyo lagalaan wahabaaiyada al-shababa in ay iska joojiyaan islamarkaasna ay taxadar u lahaadaan dhagarta wabaabiyada taasoo ah mid ku keeni karta cawaaqib xubumo hadii ay u dhaga nuglaadaan,
 
Eey sidiisaba ma daahiro si kastoo loo dhaqo waa najaaso al-shabaabna sidoo kale ma lahan axdi lagu aamino waxaana uu uba taagan yahay in uu wax dilo waxna dhaco islamarkaasna uu hor istaago wax walba oo dadka iyo deegaankaba u keeni kara hurumar.
 
Ugu dambayntii odayaasha dhaqanka beelaha hada doonaya in ay heshiis la saxiixdaan al-shabaabka waxaan uga digaynaa in ay beelahooda ku wadaan hog weeyn oo ay ka buuxaan dhuxulo dab ah islamarkaasna qofkii ku dhaca uusan marlabaad soolaaban karin sidaas daraadeed waxaa wanaagsan in ay ka joogaan heshiiskaas hadii ay ku qasbaana ay ladagaalamanaan ayaga ayaa ka guulaysanayee,
 

Mustaqiimcom@hotmail.com
 

 
Back

Macallim Maxamud Sh.Xasan
Macallim Maxamud Sh.Xasan Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
Sh,Cabdulqadir Baajuuri
Sh,Cabdulqadir Baajuuri
Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan
Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Sh: Maxamud Cali Waceys
Sh: Maxamud Cali Waceys
Sh: Omar sh.mohamed farax
Sh: Omar sh.mohamed farax Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca ee g/dhrxe