

BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
Contect Us
Mustaqiimcom@hotmail.com
A
Ahlusunna
Albaabuldiin
Nasrudiin
Nuuruliimaan
Shaaficiyah
Shariica
warsheekh
Allpuntland
Aminarts
bbcs omali
C
Calanka
D
Dayniile
G
gedoonline
Galgaduudpost
Galgaduud.net
Gargaarka
H
Hiiraan
Hornafrik
j
jowhar
m
Mustaqiim
N
Nuuruliimaan
S
Shariica
Shaaficiyah
W
Warsheekh
Waagacusub
Wadanka
|
Xuska Mowlidka Nabigeena
Muxamada(csw) oo kadhacay
Mowlaca Sh.Cusmaan Xidig
ee magaalada Naribi ee dalka kenya.
06 03 2010
waxaa maanta magaalada nairobi
kadhacay xuskii mowlidka
nabigeena muxamada (csw)iyadoo
lagu xusay mowlaca musanifka
weyn allaha cimrigiisa noo
raajiyee sheikh cusmaan sheikh
daauud culosow (sh,cusmaan
xidig) waxaana ka mid ahaa
culumadii kahadashay
ixtifaalkaasi lagu tacdii
minaayay xabiibkeena
muxamada(csw)
sh. cusmaan sh,daauud
culusow(sh,cusmaan xidig)
sh.c.xafiid macalin nuur
(mudariskii maryan gur)
sh. mustafa C/llahi bulxan
sh.shardi mire
sh.sahalmacalin xasan
iyo culumakale oo aan
halkaan lagu soo koobi karin.
culumada ayaan dhamaan
dadkii uga sheekeeyay muxabada
nabigenna muxamad csw iyadoo
dadka ka soo qeybgalay ay
kamaqsuudeen waxyaabihii
loo ga sheekeeyay oo ku
saabsana taariikhda qiimaha
iyo qaayaha badneed e looga
qoray baalasha dhahabkaa ee
kutubta islaamka iyo waxyaabihii
ay ka qoreen imaamyaakii
islaamka iyodoo halkaas lagu
sheegay lagana aqriyay afartan
iimaam oo wax ka qoray
dhalashadii nabigeena mumamada (csw)
dhanka kale waxaa siyaabo kala
duduwan loo ga kala xusaaya
mowlacyada kuyaala magaalada
nairobi iyo nawaaxigeeda
xuska mowlidka nabigeena muxamada csw
W/Q xuseen xaaji faarax (carafaat)
Email xuseenxaaji0@hotmail.com

|

Macallim Maxamud Sh.Xasan
Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca

Sh,Cabdulqadir Baajuuri

Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan

Sheekh Cali Nuur Cilmi

Sh: Maxamud Cali Waceys

Sh: Omar sh.mohamed farax
Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
ee g/dhrxe
|
|