Quraan
Home | Saxiixul Muslim | Taysiir Musdalax | Tafsiir | | Muxaadro | Siiro | Naxwe
Picture links Our News & History Picture links

Qurans
BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00

Contect Us Qurans

Mustaqiimcom@hotmail.com


A Ahlusunna

Albaabuldiin

Nasrudiin

Nuuruliimaan

Shaaficiyah

Shariica

warsheekh

Allpuntland

Aminarts

bbcs omali

C

Calanka

D

Dayniile

G

gedoonline

Galgaduudpost

Galgaduud.net

Gargaarka

H

Hiiraan

Hornafrik

j

jowhar

m

Mustaqiim

N

Nuuruliimaan

S

Shariica

Shaaficiyah

W

Warsheekh

Waagacusub

Wadanka
Qurans


Xaflad Ballaran oo dhalashada rasuulka NNKH oo lagu dhigay magalada qahira Ee dalka Masar.


08 03 2010
waxaa si wayn looga dabal dagaa aduunka oo idil kolka lagaaro bishan Rabiicul-awal, ama mowliid ee sanadkata , waxayna muslimiinta oo dhan ku muujiyaan farxada ay u hayaan in ilahay swt uu ku manaysatay RAXMADA wayn ee ah Nabigeena MUXAMED csw , waxaana guud ahaan somaalida ku dhaqan wadankan masar u ga mid yihiin farxadaas in ay la wadagan dhamaan muslimiinta meelkasta ay joogan munaasabada dhalashada Nabiggena Suuban NNKH .
 
Hadaba xaflad si heer sare loo soo agaasimay ayaa lagu qabtahay magalada qahira ee dalka masar gaar ahaan Hool-ka Xafladaha iyo munaasabadka 'Saalax Kaamil' ee Jamacatul Azhar taa oo lagu maamuusayay Munaasabada dhalashadii NABI Muxamed NNKH, Culumo iyo Madax Sare ayaa ka soo qayb galay waxaan ka mid ahaa:
 
1.DR: Shariif Salax maxamed Safiir hore u ahaa ee Dowladi dhexe ee dalka soomaaliya . 2. Mr : C.laahi Xasaan Maxamuud Safiirka somalia u joga dalkan Masar Ahna u qaabilsnaaha dalka somaliya ee Jaamacada Carabta . 3.cabdi Deeq Shire (Allow na ilaali) oo ka mida Odayaasha Jaaliyada Soomaaliyed ee Qahira-Masar.
 

4. C.llaahi sheekh Shuceyb
5.C.risaaq Xassan Jaamac
6.shaakir Maxamed
7.Cumar Siyaad
8.Axmed Gama'diid
9.Maxamud sheekh Cabdi
10.Aadan Maclin C.llahi
11.Axmed Muuse Yusuf
12.C.shakuur shekh Maxamed
13.Shirwac Cusmaan
14.Muxidin Sh C.Laahi
15.C.casiis Qasim
16.C.fitaax Maxmed Barre
17.Maxamed Cali shuute
18.Maxmed C/karin Cumiye
19.Shariif C/qaadir
20.Uweys Axmed Wehliye.
21.Shaafici M. Axmed
22.Abuukar sheegow
23.maxamud Hadaafow
24.Xasan Cade
25.Saacid Guure
26.C.laahi sh Saciid
 
iyo Culimo kale oo badan sidoo kale Haween, dhalin Yaro, waxgarad , Aqoon yahano, Arday , iyo dhamaan Qaybaha kala Gadisan oo uu ka koobanyahay shacabka waa ay ka soo qayb galeen, hadaba xafladan oo socotay mudo , ayaa lagu soo gudbiyay Quran ,khudbado, muxadaroyin, Nabi'amaan, Nashiidooyin Caruur Yaryari qadayeen . waxay ku soo gabagabowday si wanaagbadan oo aad u farxad badan...
 
Hanbalo Aan u dirayno Aduunka muslinka Guud Ahaan Gaar ahaan somalida meeley joogaanba waana sidan:
 
Hanbalyo ku aaddan dhalashada Nabigeena 'NNKH' Alle ayaa ku tilmaaman wanaag oo idil kana hufan xumaan oo dhan, Nabigeena Muxamed ah nabad galyo iyo naxariisi dushiisa ha ahaato. intaa kadib: waxaan hanbalyo iyo bogaadin ku aadan dhalashada Nabigeena udireynaa dhamaan muslimiinta meel ay joogaanba sanadda 1431h/2010m. Dardaaran walaaltinimo:
 
waxaaan kuu dardarmeynaa walaalkeyga somaliga ahoow inaad ku dadaasho barashada cilmiga naafica ah si aad uga baxdo aqoondarida xumaanteeda una barato wajibaadka kaaga aadan dhanka Alle subxanahu watacalaa iyo dhanka Nabigeena naxariis iyo nabadgalyo korkiisa ha ahaatee. Duco.
 
Allah waxaan ka Baryeynaa in uu sanadaan iyo sanadaha ka danbeeyaba in uu musliminta gargaarkiisa usoo dadajiyo gaar ahaan umadda soomaliyeed uu ka dulqaado dhibaatada raagtey iyo nabadgalyo darida ba'an uguna badalo barwaaqo iyo xasilooni waarta. Aamiin.
 

W/Q : Waxaa soo diyaariyay barnaamijkan ama ka shaqeeyay ixtifaalka mowlidka , sanad walbana halkan ku qabta gudiga Ahlusunna wal-jamaca. oo dhalinyaro iyo Odayaalba Leh. waxaama Doorwayn ayaguna ka qaatay jaaliyada oo dhan.
 

 
Back

Macallim Maxamud Sh.Xasan
Macallim Maxamud Sh.Xasan Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
Sh,Cabdulqadir Baajuuri
Sh,Cabdulqadir Baajuuri
Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan
Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Sh: Maxamud Cali Waceys
Sh: Maxamud Cali Waceys
Sh: Omar sh.mohamed farax
Sh: Omar sh.mohamed farax Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca ee g/dhrxe