

BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
Contect Us
Mustaqiimcom@hotmail.com
A
Ahlusunna
Albaabuldiin
Nasrudiin
Nuuruliimaan
Shaaficiyah
Shariica
warsheekh
Allpuntland
Aminarts
bbcs omali
C
Calanka
D
Dayniile
G
gedoonline
Galgaduudpost
Galgaduud.net
Gargaarka
H
Hiiraan
Hornafrik
j
jowhar
m
Mustaqiim
N
Nuuruliimaan
S
Shariica
Shaaficiyah
W
Warsheekh
Waagacusub
Wadanka
|
Al-shabaab oo mar kale ka
bilaabay Goballada Bay iyo
Bakool in ay quftaan
Qabuuraha' lafahana iib geeyaan
09 03 2010
Ururka Khawaarijta Al-shabaab ee
xoogga ku haysta Goballada Bay iyo
Bakool ayaa waayadaan oo dhan ka
wadey Magaalooyinka iyo Baadiyaha
Goballada Bay iyo Bakool Qabuuro-fagid,
iyagoo in ka badan 300 oo Qabri
soo faagey lafahoodii.
Dhaqdhaqaaqa Khawaarijta Al-shabaab
ayaan la ogeyn sababta ka dambaysa
in ay lafaha mawtida quftaan, hase
yeeshee warar ka soo baxaya ilo ku
dhaw-dhaw Khawaarijta Al-shabaab
ayaa sheegaya in ay lafaha aadamiga
ay u iib-geeyaan dalal shihseeye,
oo inta war-shadeeya wax-soo-saar ka sameeya.
Arrintaas ayaa fajiciso ku noqotay
dadka Soomaaliyeed ka dib markii ay
arrintaan maqleen, iyagoo la yaabey
dad Bini-aadam ah oo Alle waa hore
oofsadey in lafahooda dib loo soo
faago si loo gato, taasoo ka hor
imaanaysa Diinta iyo Caqliga
saliimka ah ee Bini-aadamka.
Odayaasha iyo Wax-garadka Beelaha Dega
Geegaannada Bay iyo Bakool ayaa ugu
baaqey Dhaqdhaqaaqa Khawaarijta Al-shabaab
in ay joojiyaan falalka waxshinimada
ah ee ay ka wadaan deegaannada Bay iyo Bakool.
Dadka Deegaannaas iyo Soomaali oo dhan
ayey arrintaan ku cusub tahay, taasoo
intii ay Soomaali jirtey aanan hore
loo arag dad ku kaca arrintaas oo
kale ee Bini-aadaminimada iyo
Diinta Islaamkaba ka dhanka ah.
Ma ahan markii ugu horreysay ee ay
Khawaarijta Al-shabaab ay lafo dad
horey u dhintey soo faagaan oo iibsadaan,
horey ayey 2006dii u soo qufeen lafo
dad Talyaani ahaa oo ku duugnaa
aaga-gaarka SOS, ayna kuu iibsadeen
lacag aad u farabadnayd.
Xafiiska War-qabadka Ee Mustaqiim,
Baydhabo, Bay,
E-mail: mustaqiimcom@hotmail.com

|

Macallim Maxamud Sh.Xasan
Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca

Sh,Cabdulqadir Baajuuri

Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan

Sheekh Cali Nuur Cilmi

Sh: Maxamud Cali Waceys

Sh: Omar sh.mohamed farax
Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
ee g/dhrxe
|
|