

BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
Contect Us
Mustaqiimcom@hotmail.com
A
Ahlusunna
Albaabuldiin
Nasrudiin
Nuuruliimaan
Shaaficiyah
Shariica
warsheekh
Allpuntland
Aminarts
bbcs omali
C
Calanka
D
Dayniile
G
gedoonline
Galgaduudpost
Galgaduud.net
Gargaarka
H
Hiiraan
Hornafrik
j
jowhar
m
Mustaqiim
N
Nuuruliimaan
S
Shariica
Shaaficiyah
W
Warsheekh
Waagacusub
Wadanka
|
Barre Cali Barre oo Katirsanaay
Khawaarijta Xisbul Shaydaan oo lagu Toogtay
Bakaaro .
09 03 2010
Barre Cali Barre oo ka tirsanaa
Khawaarijta Xisbul Shaydaan ayaa goor dhow lagu
dilay suuqa Bakaaraha ee
magaalada Muqdisho.
Dad goobjoogayaal ah oo ku sugan
suuqa Bakaaraha ayaa Radio Mustaqiim
u xaqiijiyay in Barre Cali Barre
oo ka mid ahaa horjoogayaasha
maleeshiyaadka Xisbul Shaydaan lagu
dilay meel ku dhow Machadka
SOCOMIN ee suuqa Bakaaraha.
Barre Cali Bare wuxuu ahaa afhayeenka
garabka raas Kambooni oo ka tirsan
Maleeshiyada Xisbul-Shaydaan,
wuxuuna ka soo horjeestay ku biiristii
Xassan Turki ee Maleeshiyada Shabaab,
wuxuuna Dilka hor joogahan ka tirsan
Xisbul Shaydaan qeyb ka yahay
is ugaarsi u dhexeeya labada Khawaarij.
Sidoo kale Barre Cali Barre horay
ayaa gurigiisa oo ku yaala Magaalada
Muqdisho loogu weeraray, hase
yeeshee wuu ka badbaaday.
Labo maalmood ka hor ayay ahayd markii
hor jooge ka tirsan Khawaarijta
Shabaab lagu dilay isgoyska Sanca
ee magaalada Muqdisho, dilkaasi
oo ay geysteen Xisbul Shaydaan.
Dilka Barre Cali Barre ayaa la rumeysan
yahay in loogu aar gudayo dilkii
Xisbigu u geystay horjooge ka tirsanaa
Alshabaab oo la oran jiray Gaagaale.

|

Macallim Maxamud Sh.Xasan
Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca

Sh,Cabdulqadir Baajuuri

Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan

Sheekh Cali Nuur Cilmi

Sh: Maxamud Cali Waceys

Sh: Omar sh.mohamed farax
Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
ee g/dhrxe
|
|