

BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
Contect Us
Mustaqiimcom@hotmail.com
A
Ahlusunna
Albaabuldiin
Nasrudiin
Nuuruliimaan
Shaaficiyah
Shariica
warsheekh
Allpuntland
Aminarts
bbcs omali
C
Calanka
D
Dayniile
G
gedoonline
Galgaduudpost
Galgaduud.net
Gargaarka
H
Hiiraan
Hornafrik
j
jowhar
m
Mustaqiim
N
Nuuruliimaan
S
Shariica
Shaaficiyah
W
Warsheekh
Waagacusub
Wadanka
|
Siyaaradii sheikh sayid
warsame o silayaabada loogu
dhigay magaalada nairobi ee dalka kenya .
10 03 2010
waxaa magaalada nayrobi silayaabadan
oo logu dhigay siyaaradii
sheikh sayid warsame jaamac
waxaana lagu xusay masjidka
nuur ee section three barxada
weyn ee masjidkaas.
waxaa xalqooyin waaweyn laguna
qabtay banaanka masaajidka
iydoo lagu arkayay ayay culumo
saaran fardaha oo qaadaya dikriga
ilaahey iyo kuwa kale oo saaran
geel oo iyaguna qaadaya dikrigaas
marba marka kadanbeysa weysii
weynaaneysay xalqadaasi iydoo
codka dadka ay marba mar kasii dheeraanayay.
gaban gabadii siyaaadaasi ayaa
culumadii kahadashay waxaa
ka mid ahaa
sheikh xasan qoryooley .
sheikh c\laahi lugey .
macalin c\nuur salaad
sheikh cabdullhi sheikh maxamuud
oo issagu ka sheekeyay taarikhdii
faca weyneed sheikh sayid warsame
isagoo kasheekeeyay faafintii
sheikh diinta islaam ka iyo
dhibaatadii uu kala kulmay
dadkii wax magaratada ahaa
allaha unaxaristee sheikh sayid
warsame jaamac waxa uu ka mid
ahaa culumaa,udiinka ahlusuna waljamaaca
ee diinta ka faa fiyay dalka somaliya gaar ahaan gobolka gedo .
sh. cabdullahi ayaa taarikhda
sheikha sheega ku dheeraaday
isagoo sheegay in ilaah uu
keenay sheikh sayid warsame
xili aya dad ku u baah
naayeen in lahelo caalim isaga oo kalaa.
siyaaradaan ayaa aheed tii
lixdanaad ee sheikh warsame loo dhigo.
siyaaradaan ayaa ku oo gaban gabowday jawi far xadeed.
W/Q XUSEEN XAAJI FAARAX (carafaat )
Email xuseenxaaji0@hotmail.com

|

Macallim Maxamud Sh.Xasan
Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca

Sh,Cabdulqadir Baajuuri

Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan

Sheekh Cali Nuur Cilmi

Sh: Maxamud Cali Waceys

Sh: Omar sh.mohamed farax
Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
ee g/dhrxe
|
|