Quraan
Home | Saxiixul Muslim | Taysiir Musdalax | Tafsiir | | Muxaadro | Siiro | Naxwe
Picture links Our News & History Picture links

Qurans
BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00

Contect Us Qurans

Mustaqiimcom@hotmail.com


A Ahlusunna

Albaabuldiin

Nasrudiin

Nuuruliimaan

Shaaficiyah

Shariica

warsheekh

Allpuntland

Aminarts

bbcs omali

C

Calanka

D

Dayniile

G

gedoonline

Galgaduudpost

Galgaduud.net

Gargaarka

H

Hiiraan

Hornafrik

j

jowhar

m

Mustaqiim

N

Nuuruliimaan

S

Shariica

Shaaficiyah

W

Warsheekh

Waagacusub

Wadanka
Qurans


muxaadaro siheer saraa loo soo agaasimay oo ay ka qeyb galeen culumaa udiin ajinabi ah oo ka dhacday caasimada kenya ee narobi.


10 03 2010
waxaa shalay oo talaado ah ka dhacday magaalada nairobi ee dalka kenya muxaadaro weyn oo si heer saraa loo soo agaasimay oo ay kaqeygaleen culuma udiin aad u waaweyn oo isugu jiray somaali mareykan iyo hindi
 
Muxaadaradaan ayaa waxaa furfuray imaamka masjidka saxaaba ee 12ka shariif cabdullahi waxaana halkaasi kajeediyay wacdi gilgila quluubta dadkii dhageysanaa yay muxaadaradaasi.
 
waxa uu makarafoonka ku soo dhaweyay caalimka reer mareykan oo layiraah sheikh maxamed hishaam furfurasho kabacdi waxa uu dadka uga digay bidcada isaagoo sheegay in ay bid cadu weyneyso maxamed cabdi wahaab ahlusuna waljamaacana ay wey neeyaan xabiibkooda muxamad ( csw).
 
gaban gabadii ayaa waxaa lala istaagay qasaa id nabi amaana oo la is weydaar sanaya . sheikh maxamed hishaam ayaa sheegay ula jeedada uu uyimid in aya tahay in uu umada muslimiintaa ee kunool kenya uula qaato sanadkaa ixtifaalka mowlidka nabigeena muxamada (csw) uuna hada u socdo malindi oo ka mida meelaha ugu waa weyn ee laguxuso dhalashada xabiibkeena muxamada (csw)
 
sheikh maxamed hishaam ayaa wajigiisa waxaa laga dhehan karay farxad aad uweyn isagoo illah uga baryay umada somaliyeed in dhibatad heysata uu illah kadulqaado isgoo ku celceliyay dhow jeer in ay dadku ka dhigtoonaadaan bidcada dhibaata kasta oo umad muslim ah qabsataa ay keenaan bidcada iyo wax lamidah.
 

W/Q xuseen xaaji faarax (carafaat) Email xuseenxaaji0@hotmail.com
 

 
Back

Macallim Maxamud Sh.Xasan
Macallim Maxamud Sh.Xasan Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
Sh,Cabdulqadir Baajuuri
Sh,Cabdulqadir Baajuuri
Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan
Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Sh: Maxamud Cali Waceys
Sh: Maxamud Cali Waceys
Sh: Omar sh.mohamed farax
Sh: Omar sh.mohamed farax Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca ee g/dhrxe