Quraan
Home | Saxiixul Muslim | Taysiir Musdalax | Tafsiir | | Muxaadro | Siiro | Naxwe
Picture links Our News & History Picture links

Qurans
BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00

Contect Us Qurans

Mustaqiimcom@hotmail.com


A Ahlusunna

Albaabuldiin

Nasrudiin

Nuuruliimaan

Shaaficiyah

Shariica

warsheekh

Allpuntland

Aminarts

bbcs omali

C

Calanka

D

Dayniile

G

gedoonline

Galgaduudpost

Galgaduud.net

Gargaarka

H

Hiiraan

Hornafrik

j

jowhar

m

Mustaqiim

N

Nuuruliimaan

S

Shariica

Shaaficiyah

W

Warsheekh

Waagacusub

Wadanka
Qurans


Culimada Ahlu-sunna Wal-jamaaca oo mar kale ku celiyey in ay Hay’adaha Gargaarku Taakuleeyaan Ummadda Soomaaliyeed ee la barakiciyey


10 03 2010
Maamulka Culimada Soomaaliyeed ee Ahlu-sunna Wal-jamaaca ayaa mar kale ugu baaqey Hay’adaha Gargaarka in ay taakuleeyaan Ummadda Soomaaliyeed ee ka barakacay Dagaallada ay huriyaan Khawaarijtu.
 
Culimadu waxay sidoo kale ka codsadeen Hay’adaha Gargaarka in ay u Gargaaraan dadka Abaaruhu barakiyeen ee ku dhibaateysan Goballada kala duwan ee Soomaaliya iyo xittaa kuwa ay Gacanta ku hayaan.
 
Culimada ayaa baaqaan oo kale horey ugu soo jeediyey Hay’adaha Gargaarka, taasoo ay hay’adaha Gargaarku aqbaleen, soona gaarsiiyeen Caawino Bini-Aadaminimo dadka ku nool Goballada Mudug, Galguduud iyo Goballada Waqooyi iyo kuwa Beriba.
 
Hadda ayaa xaalad adag ayaa waxay ka taagan tahay dadka ka barakacay Gobalka Hiiraan oo qaarkood soo gaareen Gobalka Galguduud qaarna ay Khawaarijtu ku xannibtay isla Magaalada Baladweyne gaar ahaan Beriga Magaalada Baladweyne.
 
Dadkaas ay xannibeen Khawaarijtu oo ay diideen in ay meel kale uga baxaan Magaalada Baladweyne ayaa aad u dhibaateysan, oo ilaa imminka aan helin wax taageero, kuwaas oo ay u dideen Khawaarijtu in la taakuleeyo.
 

Xafiiska War-qabadka Ee Mustaqiim
Goballada Dhexe,
E-mail: mustaqiimcom@hotmail.com
 

 
Back

Macallim Maxamud Sh.Xasan
Macallim Maxamud Sh.Xasan Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
Sh,Cabdulqadir Baajuuri
Sh,Cabdulqadir Baajuuri
Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan
Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Sh: Maxamud Cali Waceys
Sh: Maxamud Cali Waceys
Sh: Omar sh.mohamed farax
Sh: Omar sh.mohamed farax Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca ee g/dhrxe