Quraan
Home | Saxiixul Muslim | Taysiir Musdalax | Tafsiir | | Muxaadro | Siiro | Naxwe
Picture links Our News & History Picture links

Qurans
BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00

Contect Us Qurans

Mustaqiimcom@hotmail.com


A Ahlusunna

Albaabuldiin

Nasrudiin

Nuuruliimaan

Shaaficiyah

Shariica

warsheekh

Allpuntland

Aminarts

bbcs omali

C

Calanka

D

Dayniile

G

gedoonline

Galgaduudpost

Galgaduud.net

Gargaarka

H

Hiiraan

Hornafrik

j

jowhar

m

Mustaqiim

N

Nuuruliimaan

S

Shariica

Shaaficiyah

W

Warsheekh

Waagacusub

Wadanka
Qurans


Xasan Daahir Aweys iyo Maxamed Yuusuf oo ah Nin Sheegtay in uu Ugaas u yahay Beel Soomaaliyeed oo leh Xiriir Hoosaad.


10 03 2010
Wahaabi ku dhaqan gobolada puntland oo lagu magacaabo maxamed yuusuf iyo xasan daahir aweys ayaa waxaa la sheegayaa in ay leeyihiin xiriir hoosaad taasoo laga helayo ilo lagu kal soosaan karo waxaana wararku ay intaas ku darayaan in ay ka wada hadlaan qorsheyaal ku aadan dhinaca istiraatiijiyada wahabaiyida iyo sidii loo casriyeeyn lahaa hawlahoodu wahaabinimo.
 
Wararkan ayaa ah kuwo xaqiiqo ah waxaana hadalhayntoodu ay ku badan tahay gudaha puntlnd oo ah meesha uu maxamed yuusuf ka sheeganayo in uu ka yahay ugaaska taasoo ah mid waxkama jiraan ah.
 
Xasan daahir aweeys ayaa waxaa uu ka mid yahay raga sida caanka ah ugu ol ol’oleeya hurumarinta qorshaha wahaabinimada waxaana uu ka mid ahaa ragii hogaaminayay dagaalkii ka dhici jiray gobolada bari kaasoo u dhaxeeyay maamul ka jiray puntlnd oo uu xiligaasi hogaaminayay c/laahi yuusuf waxaana la sheegayaa ilaa iyo waqtigaas in ay labadaasi nin lahaayeen xiriir.
 
Maxamed yuusuf waa nin ah sharwade islamarkaasna u shqeeya wahaabiyada, xambaarsana hadafka wahabainimo kaasoo lagasoo hago wadanka sucuudiga oo ay ku taalo xaruntooda ugu weyn.
 
Dadka ku dhaqan gobolka puntland ayaa waxaa ay mucaaradad xoogan kala hor yimaadeen wahaabigaas sheegtay in uu yahay ugaas sidoo kalena ku tilmaamay amuurtaan in ay tahay meel ka dhac ay wahabaiyiadu u geeysteen xilka ugaasnimo oo sharaf weeyn ku dhex leh mushtamaca soomaalida.
 
Isku soo wada duuboo waxaa cad isku duubnimada sil silada wahaabiyada meesha ay marayso iyo sida ay xasan daahir aweeys iyo kooxaha muqdisho ku doonayaan in ay qal qal uga dhex abuuraan maamulka puntland oo hada ay ka taagan tahay dhibaato dhanka amaanka ah taasoo uu horseed ka yahay C/risxmaan faroole oo asna ka mid ah hirgaliyayaasha wahaabiyada.
 

Mustaqiimcom@hotmail.com
 

 
Back

Macallim Maxamud Sh.Xasan
Macallim Maxamud Sh.Xasan Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
Sh,Cabdulqadir Baajuuri
Sh,Cabdulqadir Baajuuri
Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan
Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Sh: Maxamud Cali Waceys
Sh: Maxamud Cali Waceys
Sh: Omar sh.mohamed farax
Sh: Omar sh.mohamed farax Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca ee g/dhrxe