Quraan
Home | Saxiixul Muslim | Taysiir Musdalax | Tafsiir | | Muxaadro | Siiro | Naxwe
Picture links Our News & History Picture links

Qurans
BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00

Contect Us Qurans

Mustaqiimcom@hotmail.com


A Ahlusunna

Albaabuldiin

Nasrudiin

Nuuruliimaan

Shaaficiyah

Shariica

warsheekh

Allpuntland

Aminarts

bbcs omali

C

Calanka

D

Dayniile

G

gedoonline

Galgaduudpost

Galgaduud.net

Gargaarka

H

Hiiraan

Hornafrik

j

jowhar

m

Mustaqiim

N

Nuuruliimaan

S

Shariica

Shaaficiyah

W

Warsheekh

Waagacusub

Wadanka
Qurans


Sheydaanka Weeyn ee Soomoow, Ahna Basaaska Khawaarijta ayaa wuxuu Maalmahaan danbe si dar dar leh u wadaa Howshii Khawaarijtu u soo wakiilatay.


11 03 2010
Soomoow oo ka mid ah kooxaha wahaabiyada nooca ugu xun ayaa waxaa hada hesyta dhibaato dhinaca dhaqaalaha ah waxaana dhibaato weeyn ka haysataa dhinaca dharka kadib markii ay ku dul jeex jeex meen dhar ay hada kor ugadeen Sheydaan Shariif iyo Mukhtaar Robow.
 
Soomoow oo koonfurta soomaaliya looga yaqaano, "Fadlan Lacag ku Shubo" ayaa waxaa uu hadba kaba u dhaqaa ninkii markaas jeebkiisu uu qoyanyahay waxaana hada uu ku hawlan yahay sidii uu u heli lahaa kabaha sheydaan shariif.
 
Soomoow waa nin si weeyn u Khiyaanay hada ka hor Culumaa’udiinka Ahlusna waljamaaca waxaaana xiligaas ku shaqaysanayay oo rimuutka u hayay mas;uuliyiin ka tirsan wahaabiyada sida Shariifka iyo Xasan Daahir Aweys oo kale waxaana mudo gaaban gudahood lagu ogaaday Khiyaanada uu kula dhex jiray Ahlusuna waljamaaca waxaana dibada laga dhigay Ahlusuna waljamaaca.
 
Soomoow ayaa ah nin si toos ah wada shaqayn ula leh wahaabiyada waxaana uu marwalba idaacadaha ka sheegtaa in uu afhayeen u yahay Ahlusna waljamaaca laakiin shacabka Soomaaliyeed waa wada ogyihiin in Soomoow uu yahay "fadlan lacag ku shubo" hadba ninkii lacag ku shubtana oo u dhacayo sida mobileka oo kale.
 
Xiligaan hada ah waxaa uu Mashquul ku yahay sidii uu dhaqale uga heli lahaa kooxda sheydaan Shariif taasoo uu ku haminayo in uu mar uun kala jabiyo Ahlusunah waljamaca, Balse ilaahay fadligiis Culumada Ahlusunah ayaa ka digtoon Khiyaanada Soomow
 
Sidoo kale Culumaa’udiinka Ahlusna waljamaaca waxaa ay si toos ah u cadaysay in ay wax heshiis ah la galeen kooxda shariifka waxaana ay ku timaameen wararka beenta ah ee laga siidaayay idaacadahaa in ay tahay waxkama jiraan.
 

Mustaqiimcom@hotmail.com
 

 
Back

Macallim Maxamud Sh.Xasan
Macallim Maxamud Sh.Xasan Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
Sh,Cabdulqadir Baajuuri
Sh,Cabdulqadir Baajuuri
Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan
Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Sh: Maxamud Cali Waceys
Sh: Maxamud Cali Waceys
Sh: Omar sh.mohamed farax
Sh: Omar sh.mohamed farax Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca ee g/dhrxe