

BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
Contect Us
Mustaqiimcom@hotmail.com
A
Ahlusunna
Albaabuldiin
Nasrudiin
Nuuruliimaan
Shaaficiyah
Shariica
warsheekh
Allpuntland
Aminarts
bbcs omali
C
Calanka
D
Dayniile
G
gedoonline
Galgaduudpost
Galgaduud.net
Gargaarka
H
Hiiraan
Hornafrik
j
jowhar
m
Mustaqiim
N
Nuuruliimaan
S
Shariica
Shaaficiyah
W
Warsheekh
Waagacusub
Wadanka
|
Khawaarijta oo Carruur
aan qaan gaarin Gacmihii ka jaray
17 06 2010
Khawaarijta Al-shabaab ee Magaalada
Balcad ayaa xukun Baadhil ah oo
gacmo jar ah ku fuliyey Carruur
aad u da’yar oo xittaa aan Qaan gaarin.
Carruurtaan oo ahaa labo wiil oo
da’yaraa ayaa waxay ku soo eedeeyeen
in ay lacago xadeen, oo midkood
iyaga laftooda uu lacag ka xadey sida ay sheegteen.
Labadaan carruurta oo midkood jirey 14,
kan kalana jirey 13 ayaa waxaa la soo
taagey meel fagaare ah oo misana loo
yeerey si khasab ah dadkii deegaana
Balcad sidii ay u daawadaan
sida Ciyaalka gacanta looga jarayo.
Waxaa sidoo kale meeshaas lagu
casuumey si khasab ah waaridiintii carruurtaas dhashay.
Arrintaan ayaa waxaa ad uga caroodey
dhammaan shacabka Maskiinta ahaa ee
ku noolaa deegaanka Balcad, waxaana
la arkayey dadkii yimid halkaas oo
ooyaya, waxaa kaloo la arkayey
qaar habaaraya Khawaarijta Al-shabaab.
Xafiiska War-qabadka Ee Mustaqiim
Muqdisho, Banaadir, Soomaaliya,
E-mail: mustaqiimcom@hotmail.com

|

Macallim Maxamud Sh.Xasan
Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca

Sh,Cabdulqadir Baajuuri

Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan

Sheekh Cali Nuur Cilmi

Sh: Maxamud Cali Waceys

Sh: Omar sh.mohamed farax
Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
ee g/dhrxe
|
|