

BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
Contect Us
Mustaqiimcom@hotmail.com
A
Ahlusunna
Albaabuldiin
Nasrudiin
Nuuruliimaan
Shaaficiyah
Shariica
warsheekh
Allpuntland
Aminarts
bbcs omali
C
Calanka
D
Dayniile
G
gedoonline
Galgaduudpost
Galgaduud.net
Gargaarka
H
Hiiraan
Hornafrik
j
jowhar
m
Mustaqiim
N
Nuuruliimaan
S
Shariica
Shaaficiyah
W
Warsheekh
Waagacusub
Wadanka
|
Wiil u dhashay waddanka Mareykanka
oo doonayey in uu ku biro
Khawaarijta Al-shabaab oo
Mareykanku uu qabtey
22 06 2010
Wiil u dhashay waddanka Mareykanka
ayaa waxaa qabtey hay’adda Sirdoonka
waddanka Mareykanka ee loo yaqaan FBI.
Wiilkaan oo lagu magacaabo Zakaari Adam
Shiser oo 20 jir ah ayaa waxaa lagu
qabtey garoonka NEW YORK oo doonayey
in uu uga duulo waddanka Ugandha ,
si markaas uu Soomaaliya uga sii gudbo.
Wiilkaan oo xaalladdiisii hore ay la
socotey FBIda ayaa qirtey markii la
qabtey in uu doonayey in uu Khawaarijta
Al-shabaab ka bar bar dagaallamo,
uuna ku biiro dhaqdhaqaaqooda.
Wiilkaas ayaa sidoo kale qirtey in uu
Khawaarijta Al-shabaab dhawr jeer
lacago u direy uu ku taageerayey,
taasoo uu ugu talagalay in ay hawl
galladooda dagaalka ah ku sii wadaan.
Arrintaan ayaa waxaa soo dhaweeyey Ummadda
Soomaaliyeed oo khaatirka ka taaggan
ajaaniibta badan ee waddanka Soomaaliya
ku soo qul quleysa.
Waddamada Reer Galbeedka ayaa waayadan
taxaddar dhanka duullimaadka ah muujinaya,
taasoo dhibaato weyn ku noqonaysa
Khawaarijta Al-shabaab.
Xafiiska War-qabadka Ee Mustaqiim
New York, USA,
E-mail: mustaqiimcom@hotmail.com

|

Macallim Maxamud Sh.Xasan
Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca

Sh,Cabdulqadir Baajuuri

Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan

Sheekh Cali Nuur Cilmi

Sh: Maxamud Cali Waceys

Sh: Omar sh.mohamed farax
Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
ee g/dhrxe
|
|