Quraan
Home | Saxiixul Muslim | Taysiir Musdalax | Tafsiir | | Muxaadro | Siiro | Naxwe
Picture links Our News & History Picture links

Qurans
BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00

Contect Us Qurans

Mustaqiimcom@hotmail.com


A Ahlusunna

Albaabuldiin

Nasrudiin

Nuuruliimaan

Shaaficiyah

Shariica

warsheekh

Allpuntland

Aminarts

bbcs omali

C

Calanka

D

Dayniile

G

gedoonline

Galgaduudpost

Galgaduud.net

Gargaarka

H

Hiiraan

Hornafrik

j

jowhar

m

Mustaqiim

N

Nuuruliimaan

S

Shariica

Shaaficiyah

W

Warsheekh

Waagacusub

Wadanka
Qurans


Khawaarijta Al-shabaab oo gaari BL ah oo Shacab saran yahay rasaas ku furey


25 06 2010
Khawaarijta Al-shabaab ayaa waxaa lagu so warramayaa in ay gaariga Blka loo yaqaan ee Magaalada Muqdisho ka kala shaqeeya oo ay shacab rakaab ah saarnaayeen ay Rasaas ku fureen.
 
Gaarigaan Blka ah ayaa marayey Suuqa Bakaaraha aaga gaarkiisa xilligaas oo uu waday Rakaab badan oo Soomaaliyeed, waxayna Khawaarijtu ku furtey Rasaas fara badan.
 
Gaarigaas oo isla meeshii lagu rasaaseeyey istaagey ayaa waxaa wararka hor dhaca ah sheegayaan in ay ku dhaawacmeen ilaa 4ruux oo labo ka mid ah Dhaawacoodu halis yahay.
 
Lama oga ilaa iyo imminka sababta ka dambeysay in ay Khawaarijtu rasaas oodda oga qaaddo gaari shacab sidaas u badan saran yihiin, hase yeeshee tani waxay ka mid tahay arrimaha gurracan ee ay Khawaarijtu ka waddo waddanka Soomaaliya, oo ku doonayso in ay ku gumaaddo shacabka Soomaaliyeed.
 
Arrintaan ayaa waxaa aad uga xumaaday shacabka Soomaaliyeed ee Muqdisho ku dhaqan waxayna u arkaan arrin hor leh oo ay Bilaabeen Khawaarijtu in Xamar wax dhaqaaqa laga waayo.
 

Xafiiska War-qabadka Ee Mustaqiim
Muqdisho, Banaadir, Soomaaliya,
E-mail: mustaqiimcom@hotmail.com
 
Back

Qurans
Macallim Maxamud Sh.Xasan Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
Qurans
Sh,Cabdulqadir Baajuuri
Qurans
Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan
Qurans
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Qurans
Sh: Maxamud Cali Waceys
Qurans
Sh: Omar sh.mohamed farax Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca ee g/dhrxe