Quraan
Home | Saxiixul Muslim | Taysiir Musdalax | Tafsiir | | Muxaadro | Siiro | Naxwe
Picture links Our News & History Picture links

Qurans
BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00

Contect Us Qurans

Mustaqiimcom@hotmail.com


A Ahlusunna

Albaabuldiin

Nasrudiin

Nuuruliimaan

Shaaficiyah

Shariica

warsheekh

Allpuntland

Aminarts

bbcs omali

C

Calanka

D

Dayniile

G

gedoonline

Galgaduudpost

Galgaduud.net

Gargaarka

H

Hiiraan

Hornafrik

j

jowhar

m

Mustaqiim

N

Nuuruliimaan

S

Shariica

Shaaficiyah

W

Warsheekh

Waagacusub

Wadanka
Qurans


Hawl gallo ay sameeyeen Ciidamada ammanka ee Ahlu-sunna Wal-jamaaca ee Goballada dhexe ayey ku qab qabteen tiro dad ah


26 06 2010
Sida ay sheegayaan warar aanu ka helnay Magaalada Dhuusamareen ee Xarunta Gobalka Galguduud, ciidamada ammaanka ee Magaalada Dhuusamareen ayaa shalay hawl gallo ay qaadeen ku soo qab qabtey tiro dad ah.
 
Dadkaan la soo qab qabtey ayaa tiro ahaan ahaa 7ruux, waxayna isku haysteen sida la sheegey dhul ay ku muran sanaayeen, oo ay isku qab qabsadeen.
 
Dadkaan ayaa gebi ahaamba la soo qab qabtey, iyaga iyo qoryo ay wateenba, waxaana la geeyey xabsiga Magaalada Dhuusamareeb, halkaas oo la doonayo in lagu maxkameedo 24saac ee soo socda gudahoosa, insha'alaah
 

 
Arrintaan ayaa waxaa soo dhaweeyey Shacabka Magaalada Dhuusamareeb, waxayna u arkaan tillaabo wanaagsan oo horey loo qaadey, oo lagu sugayo amniga iyo kala dambeyta lana barayo shacabka in ay dadkii is haysta ay yimaadaan Maxkamadda.
 

Xafiiska War-qabadka Ee Mustaqiim
Dhuusamareeb, Galguduud, Soomaaliya,
E-mail: mustaqiimcom@hotmail.com
 
Back

Qurans
Macallim Maxamud Sh.Xasan Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
Qurans
Sh,Cabdulqadir Baajuuri
Qurans
Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan
Qurans
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Qurans
Sh: Maxamud Cali Waceys
Qurans
Sh: Omar sh.mohamed farax Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca ee g/dhrxe