Quraan
Home | Saxiixul Muslim | Taysiir Musdalax | Tafsiir | | Muxaadro | Siiro | Naxwe
Picture links Our News & History Picture links

Qurans
BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00

Contect Us Qurans

Mustaqiimcom@hotmail.com


A Ahlusunna

Albaabuldiin

Nasrudiin

Nuuruliimaan

Shaaficiyah

Shariica

warsheekh

Allpuntland

Aminarts

bbcs omali

C

Calanka

D

Dayniile

G

gedoonline

Galgaduudpost

Galgaduud.net

Gargaarka

H

Hiiraan

Hornafrik

j

jowhar

m

Mustaqiim

N

Nuuruliimaan

S

Shariica

Shaaficiyah

W

Warsheekh

Waagacusub

Wadanka
Qurans


Dagaalo u dhaxeeya Mamulka Puntland iyo khawaarijta Alshabaab oo Bosaso ka dhacay


27 06 2010
Daagaallo iyo qaraxyo ayaa saakay ka dhacay magaallada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari kuwaas oo u dhexeeya ciidamada Ammaanka maamulka Puntland iyo maleeshiyaad la sheegay in ay xiriir la leeyihiin Kooxda Shabaab.
 
Inta la ogyahay 10 qof ayaa ku dhimatay dagaalkaasi oo ka dhacay dhulka buuraleyda ah ee Galgal, Karin iyo Laag oo ka kala tirsan Sanaag iyo Bari, waxaana wararku sheegayaan in hadda xaaladdu ay deggan tahay.
 
Ciidamada Ammaanka ee Puntland ayaa dagaal la galay maleeshiyaad uu wato nin lagu magacaabo Maxamed Siciid Atam oo xiriir la leh kooxda Shabaab ee dagaallada ka wadda Soomaaliya.
 
Madaxweynaha maamulka Puntland oo shir jaraa’id ku qabtay Garowe ayaa saxaafadda u sheegay in dagaalkii ka dhacay halkaasi ay guulo ka gaareen ciidamada Puntland, isagoo tilmaamay in qaar ka tirsan horjoogayaasha maleeshiyaadka dagaalka kula jiray oo gacanta lagu hayo.
 
Dhinaca kale qaraxyo ayaa la sheegay in ay ka dhaceen magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari, kuwas oo lala eegtay ciidamada PS-ta Puntland, lamana xaqiijin khasaaraha ay geysteen qaraxyadaasi.
 
Back

Qurans
Macallim Maxamud Sh.Xasan Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
Qurans
Sh,Cabdulqadir Baajuuri
Qurans
Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan
Qurans
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Qurans
Sh: Maxamud Cali Waceys
Qurans
Sh: Omar sh.mohamed farax Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca ee g/dhrxe