Quraan
Home | Saxiixul Muslim | Taysiir Musdalax | Tafsiir | | Muxaadro | Siiro | Naxwe
Picture links Our News & History Picture links

Qurans
BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00

Contect Us Qurans

Mustaqiimcom@hotmail.com


A Ahlusunna

Albaabuldiin

Nasrudiin

Nuuruliimaan

Shaaficiyah

Shariica

warsheekh

Allpuntland

Aminarts

bbcs omali

C

Calanka

D

Dayniile

G

gedoonline

Galgaduudpost

Galgaduud.net

Gargaarka

H

Hiiraan

Hornafrik

j

jowhar

m

Mustaqiim

N

Nuuruliimaan

S

Shariica

Shaaficiyah

W

Warsheekh

Waagacusub

Wadanka
Qurans


Dhawr qof ayaa siyaabo kala duwan xalay loogu dilay magaalada Muqdisho. Yaa diley?


30 06 2010
Xalay ayaa Magaalada Muqdisho ee caasimadda waddanka Soomaaliya siyaabo kala duwan waxaa loogu dilay shakhsiyaad kala duwan oo ay ku jireen ganacsato.
 
Dadkaan la dilay xalay ayaa waxaa la soo kala dhigey suuqa Bakaaraha, Suuqa Xoolaha iyo xaafadda Xamar bile, waxayna ahaayeen 4qof oo saddex ka mid ah dhallin yaro ahaayeen.
 
Waxaa ka mid ahaa Ganacsade lagu magaacabi jirey Maxammed Jeenyo oo ka shaqeysan jirey Suuqa Weyn ee Bakaaraha.
 
Dadkaan ayaa waxaa lagu eedeynayaa dilkooda in ay ka dambeeyeen kooxaha Khawaarijta Al-shabaab oo lagu yaqaan gumaadka Shacabka Soomaaliyeed.
 
Warar aanu ka helnay ehalada Maxammed Jeenyo ayaa inoo sheegey in ay dhawr jeer ay u yimaadeen Khawaarijta Al-shabaab ayna waydiisteen lacag gaareysa 20,000 oo Dooller mareykanka ah uu diidey, waxayna sheegeen in ay Al-shabaab ay dhawr jeer u dhaaratey.
 
Ehalada ayaa ku eedeysay in ay Khawaarijtu dilka Maxammed Jeenyo ka dambeysay, waxaa sidoo kale lagu eedeeyey dhallin yarada saddexda ah ee kale.
 
Ma ahan markii ugu horreysay ee ay Khawaarijta Al-shabaab dhibaato u geysao Shacabka Soomaaliyeed, mar kasta ayey xasuuqaas waxay ka geystaan waddanka Soomaaliya inta ay xoogga ku haystaan.
 

Xafiiska War-qabadka Ee Mustaqiim
Muqdisho, Banaadir, Soomaaliya,
E-mail: mustaqiimcom@hotmail.com
 
Back

Qurans
Macallim Maxamud Sh.Xasan Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
Qurans
Sh,Cabdulqadir Baajuuri
Qurans
Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan
Qurans
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Qurans
Sh: Maxamud Cali Waceys
Qurans
Sh: Omar sh.mohamed farax Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca ee g/dhrxe